Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Mashruuc Lagu Burburinayo Dastuurka Somaliland Kasoo Qaatey Gudoomiyah Maxkamada Sare Ee Somaliya.
Gebo Gebo News

July 8th, 2019
Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Mashruuc Lagu Burburinayo Dastuurka Somaliland Kasoo Qaatey Gudoomiyah Maxkamada Sare Ee Somaliya.

Cabdi Aden Beegsi Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Bilihii U Danbeeyay Calaamata Su’aal Saarayey Qodobo Ka Mida Dastuurka Somaliland Ayaa Ugu Danbayntii La Ogaadey Inuu Mashruuc Kasoo Qaatey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliya Baashe Yuusuf Axmed .

 

 

Xoghayaha Golaha Guurtida Ayaa Horaantii Sanadkan Golaha Guurtida Somaliland Oo Magaciisa Saxda Ah U Yahay Aqalka Guurtida Ku Dhejiyey Boodh Ay Ku Qoran Tahay Aqalka Sare , Is Waydiin Iyo Dabo Gal Dheer Ka Dib Waxa Banaanka Usoo Baxdey In Xoghaye Beegsi Uu Mashruuc Kasoo Qaatey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliya Mr Baashe Oo Ay Ilmaadeer Yihiin,Dhanka Kale Bilihii U Danbeeyay Waxa Xoghaye Beegsi Uu Bilaabay Inuu Sameeyo Dastuur Jebin Isagoona Khilaaf Ka Dhex Abuurey Labada Aqal Ee Guurtida Iyo Wakiilada.

 

 

Xoghaye Beegsi Ayaa Waqti Xaadirkan U Muuqda Mid Ay So Dhex Maran Gacmo Shisheeye.

 

 

 

353 Views




Features

  • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Khilaafka Saciid Deni Iyo Axmed Karaash Ee Puntland, Dadaallo Lagu Xalinayo Khilaafkooda Oo Socda.
  • Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.
  • Danab Ku Laayey Dad Degan Ka Tirsan Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer + Moganaanta Xukumada Somaliland. 
  • ” Waa ka adag yahay imtixaanku sanadkii hore ” Gudoomiyaha Xafiiska Imixaanadka Qaranka Oo Araday Fariin Udiray.
  • Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday.
  • Daawo: “Gobollada Bari Way Dayac Yihiin Dhaqaalihiina Galbeedka ” Boqor Buurmadow.
  • Daawo:Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliye Ku Xigeenki Cidaanka Asluubta Somaliland Marxuum General C/raxmaan Fooxle.
  • Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Halista Ah Ee COVID-19.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
More FEATURES