Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Culus Oo Dhex-maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Jabhada Kornayl Caarre + Wararkii Ugu Dambeeyay.
Gebo Gebo News

July 11th, 2019
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Culus Oo Dhex-maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Jabhada Kornayl Caarre + Wararkii Ugu Dambeeyay.

Burco(Gebogebonews)-Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaal culus oo ku dhex maray meel 45Km Bari kaga toosan Magaaladda Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag Jabhaddii Kornayl Caarre iyo Ciidan ka tirsan Kuwa Qaranka Somaliland.

 

 

Wararka na soo gaadhaya ayaa sheegaya in dagaalkaasi oo wakhti badan socday khasaare baahsan la gaadhsiiyay jabhaddii kornayl caarre, Wararka qaar ayaa sheegay gaadiid illa saddex ka kooban oo laga qabsaday iyo maxaabiis illaa 15 tiradooda lagu sheegay waxaana wararki ugu dambeeyay na soo gaadhay uu sheegayaa in jahbadaasi kala firdhatay islamarkaana ay ku raadjoogaan Ciidamada Qaranku.

 

 

 

Jahaddan ayaa sida la sheegay markii ay dagaalka ka gaashay deegaanka Karamaan oo beelo walaalo ahi isku dileen aanay dib ugu noqon halkii ay kasoo ruqaansatay ee Qardho ee maamulka Puntland oo ay fadhiisin ku lahayeen waxanay iskugu dayeen inay fadhiisimo ka samaystaan buuralayda Ceerigaabo bari kaga toosan.

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

829 Views




Features

  • Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xadhiga Madaxda Xisbiga WADDANI Iyo Nuxurka Uu Xalay La Yeeshay Madaxweyne Biixi.
  • Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Afhayeenkii Iyo Xoghayihii Guud Ee Xisbiga WADDANI.
  • Ciidammo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI + Afayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay.
  • “Baad ku Bixin Mayno Nabad galyada Awdal,Dhimasho Iyo Dhiig Ayaa Laga War-Wareegayaa ” Saylici Oo Hadal Kulul Ka Jeediyey Boorama.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES