Wafdi Ka Socda Xukumada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Dhahar Iyo Ujeedka Socdaalkoodu Daran Yahay.
Gebo Gebo News

July 12th, 2019
Wafdi Ka Socda Xukumada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Dhahar Iyo Ujeedka Socdaalkoodu Daran Yahay.

Dhahar(Gebogebonews)-Wasiir-Kuxigeenka Wasaaradda gaadiidka iyo Hurrumarinta Waddooyinka Somaliland Sahal Maxamed Jaamac Xaaji Faarax iyo Wafti uu Hogaaminayo,ayaa si Kal iyo Laab ah oo aaney ukala hadhin Shacabka Ku Nool Degmada Dhahar ugu Soo Dhaweeyeen halkaasi kadib markii uu Maalintii Shaley aheyd Socdaal ku gaadhey Degmada Dhahar ee Katirsan Gobolka Sanaag.

 

 

 

Waftigan uu Hogaaminnayo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda gaadiidka iyo  Hurrumarinta Jidadka Somaliland,oo yididiilo dhinaca Xukuumadda Somaliland ee dadkaasi mudada dheer tabayeen Galiyay Shacabka Degmada Dhahar,Waa markii u horeysay ee Nooceedda ah oo Wafti uu Hogaaminayyo Wasiir kasoo jeeda Deegaanka,oo katirsan Somaliland soo dhaweyn noocan oo kale ah ay ku qaabilaan Bulshada Deg,ada Dhahar,Waxaana lagu soo galbiyay Wasiirka iyo Waftigiisa Boqolaal kamid ah Gaadiidka Degmada Dhahar iyadoo laga soo galbiyay Duleedka Magaalada qiyaastii 15km iyadoo markii Dambe Wasiirka iyo Waftigiisa iyo Shacabka soo dhaweeyayba isugu soo hormadeen Goob fagaare ah oo ay kula hadleen boqolaal kamid ah Shacbiga kusoo dhaweeyay Degmada Dhahar.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

 

153 Views




Features

  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
More FEATURES