Talaabo U Eeg Guul&Is Af-Garsho Haday Hir Gashana Qaranka Guul U Ah
Gebo Gebo News

July 25th, 2019
Talaabo U Eeg Guul&Is Af-Garsho Haday Hir Gashana Qaranka Guul U Ah

“Qodobka Ugu Muhiimsan Ee La Isku Mari la’aa Ayaa Ah Tirada Guddiga Cusub Ee Doorashada Xukuumadda & Xisbiga KULMIYE Oo Isku Duuban Ayaa Aaminsanaa In Doorashadan Hadda Lagu Galo [7]Xubnood Halka Ay Xisbiyada Mucaaradka Oo Uu Waddani Ugu Horeeyaa Aaminsanaayeen Dhankooda In Guddiga Doorashada Laga Dhigo [9]Xubnood

Haddaba Isla Shawrid &Ukala Dab Qaad Ay Midawga Yurub 48 Sacadood Ee Igu Danbeeyay Ay Ka Dhexwadeen Labada Xisbi Mucaarad &Xukuumada &Xisbigeeda Oo Geesa Ayay Labada Xisbi Mucarad Aqbaleen Soo Jeedinta Ergeda Midowga Yurub Waxaanay Sheegeen Inay Aqbaleen In Haddii Uu Baarlamaanku Diido Tirada Cusub Ee Guddiga Doorashada Ee Ah [9]ka Xubnood Ay Ogolaan Doonaan In Doorashada Hadda Lagu Galo Tiradii Hore Ee Guddiga Doorashada Ee Ahayd [7] Xubnood

Soo Jeedimihaas Laysla Qaatay Ee Diblomaasiyinta Midowga Yurub Ka Galeen Dhexdhaxdinta Si Laysugu So Dhawado Doorashooyinkuna Inoogu Qabsooman Wakhtigoodi Sandkan Aya Waxa Laga Saxeexay Inay Ogaladeen Labada Xisbi Mucaarad Labada Hogamiye Ee Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde [Waddani] & Guddoomiye Faysal Cali Waraabe [Ucid ] Waxana Ay Hadda Hortaala Warqadaasi Saxeexani Madaxwynha Jamhuuriyada Oo Horre Ergada Midawga Yurub Qodobada Kor Kuxusan Ay Isla Soo Garteen Intaan Loo Iman Labada Xisbi Mucaarad”

 Haddab Qolyaha Xisbiga Waddani Waxaan Faraya Waar Ilmaadeeryal Si Aynu Hore Ugu Socono Qarankuna Himiladiisa U Gaadho Bal Maanta Uun Odyga Ruug Cadaaga Ah Ee Waayo Araga Ah Gud:Abdi Qaadir Jirde Idinko Sharaftiisa iIlaalinya Saxeexisa Baxay Haka Hor Imanina Wa Haddi In Uun Lexe Jeclo Idinku Hadhay ….

Dalka Doorashaa Xal u ah

 

811 Views




Features

  • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Khilaafka Saciid Deni Iyo Axmed Karaash Ee Puntland, Dadaallo Lagu Xalinayo Khilaafkooda Oo Socda.
  • Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.
  • Danab Ku Laayey Dad Degan Ka Tirsan Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer + Moganaanta Xukumada Somaliland. 
  • ” Waa ka adag yahay imtixaanku sanadkii hore ” Gudoomiyaha Xafiiska Imixaanadka Qaranka Oo Araday Fariin Udiray.
  • Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday.
  • Daawo: “Gobollada Bari Way Dayac Yihiin Dhaqaalihiina Galbeedka ” Boqor Buurmadow.
  • Daawo:Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliye Ku Xigeenki Cidaanka Asluubta Somaliland Marxuum General C/raxmaan Fooxle.
  • Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Halista Ah Ee COVID-19.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
More FEATURES