Warixin ka hadlaysa Colaadaha soo noqnoqday ee Ceel Afwayn iyo waajibka la dayacay
Gebo Gebo News

July 30th, 2019
Warixin ka hadlaysa Colaadaha soo noqnoqday ee Ceel Afwayn iyo waajibka la dayacay

Dagaalka Ceel Afwayn ee Daba dheeraaday waa wax laga yaqyaqsoodo masuuliyadiisana waa layna waydiinayaa mar xaga rabi loo wada hayaamo.
Oodo dhacameed sida ay u kala sareeyaan baa loo kala guraaye.
Waxaana gabay 
1. Masuuliyiinta dhaqanta labada reer ee walaalaha ah ee dagaalamaya.
2.Qolyaha Xadhiga u ah ee la jaarka ah oo aan arrinkaa daacadka ahayn.
Labadaa qodob ee waa wayn marka laga yimaado waxaa jira arrimaha badhitaaray hawlahan socda oo aan weligeed la horumarin.
¤ Dhinaca Dawlada hadaan soo qaadano Ceel Afwayn waa Degmo balaaran 30% kama aha labada reer inta ay ka degaan waa tirsantahay Tuulooyinka iyo goobuhuba inay awood dhinaca meleteriga  ah saartaa baa ahayd oo aanay u hamran wax ma garatada.
¤Dhinaca dabshidayaasha labada dhinacba waxaa jira rag ku shaaha ama shaqo ka dhigtay dilaalka labada reer oo dadka qurbaha jooga ama inta wax haysata ku baadha si lacag hawlgal ah loogu soo diro iyagoo ku andacoonaya in dhinicii ka soo horjeeday ay soo gaadhay kharash iyo Saanad,si la isugu shuf beelo mashruucuna aanu u kala go’in.
¤Dhibco tirsi dhinaca dhimashada ah oo qolo waliba faan ka dhiganay intaas baanu dilay oo Aakhiro seeg aan faan ku jirin ah.
¤ Aqoon la’aan diimeed iyo mid maadi oo dhinacwalba ah oo deegaamadaas ay ka aradanyihiin.
¤ Horumar la’dhinaca dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada ah oo Dawlad iyo ganacsataduba ay dayeceen.
Hadaan arrimahaa wax laga qabana nabadi xidhmi mayso.
Waxaan ku talinlahaa in sidan si la isugu dhaamo oo aqoontu taliso.

from
Musa Hamud Adam
Economist and political analyst.
Erigavo

188 Views




Features

  • Daawo:Taliyaha Ciidamada Boliska Somaliland Oo Sheegay Inay Ilaalada Gudoomiye Cirro Toogteen Askari Boolis  Ah.
  • Daawo:Masuuliyinta Xisbiga Wadani Ee Togdheer Oo Taageero Umuujiyey Banaan-baxa Gudoomiyaha Xisbiga Wadaani Ugu Baaqay Taageerasha Xisbigaasi Ee Gobolda Dalka.
  • Daawo:“ Kaligii Talisku Ha Dhaco, Digtaytar Yeeli Mayno, Xorriyad Ayay U Dagaalamaynaa Oo Aynu U Dhimanaynaa ” Gudoomiye Cirro.
  • Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xadhiga Madaxda Xisbiga WADDANI Iyo Nuxurka Uu Xalay La Yeeshay Madaxweyne Biixi.
  • Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Afhayeenkii Iyo Xoghayihii Guud Ee Xisbiga WADDANI.
  • Ciidammo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI + Afayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay.
  • “Baad ku Bixin Mayno Nabad galyada Awdal,Dhimasho Iyo Dhiig Ayaa Laga War-Wareegayaa ” Saylici Oo Hadal Kulul Ka Jeediyey Boorama.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
More FEATURES