Khasaaraha Ka Dhashay Weerar Ay Dablay Hubaysani Ku Qaaday Kaalin Shiidal Oo Ku Taal Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag.
Gebo Gebo News

August 12th, 2019
Khasaaraha Ka Dhashay Weerar Ay Dablay Hubaysani Ku Qaaday Kaalin Shiidal Oo Ku Taal Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag.

Burco (Gebogebonews)-Wararka Naga Soo Gaadhaya Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobalka Sanaag Ayaa Sheegaya In Ugu yaraan Shan qof ay ku dhinteen Afar kalena Ay ku dhaawacmeen kadib markii ciidamo beeleed hubaysani rasaas ku fureen dad ku sugnaa Kaalin Shidaal  Oo Ku Taal Degmada Ceel Afweyn.

 

Ciidamada Nabad Ilaalinta Ujooga Ceel Afweyn Ayaa Lagu Soo Waramay Inay Markiiba Ay Goobta Yimaaden Islamarkaasi Uu Iska Horimaad Dhexmaray Ciidan Beeledkii Hubaysaa Ee Dilay Shanta Qof.

 

 

 

 

 

 

 

685 Views




Features

  • Daawo:Xukumada Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Hub Loo Balan Qaaday Dawlada Somaliya. 
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Wasiirka Waxbarashada ku Wereejiyey Dugsiyo Ay Dhistay Dawlada Hoose Ee Burco iyo Gaadhi Cusub.
  • Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Farriin Waano Ah U Diray Reer Ceel-Afweyn.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
More FEATURES