Kenya Oo Jabuuti Kaga Guulaysatay Kursigii Golaha Amaanka Iyo Tirada Codadka Ay Kala Heleen.
Gebo Gebo News

August 22nd, 2019
Kenya Oo Jabuuti Kaga Guulaysatay Kursigii Golaha Amaanka Iyo Tirada Codadka Ay Kala Heleen.

Nairobi(Gebogebonews)-Dawladda Kenya ayaa dalka Jabuuti kaga guulaysatay loolan ku dhexmaray Midawga Afrika. Fadhi Midawga Afrika saaka ku yeeshay magaalada Addis Ababa oo labadan dal ugu loolamayeen kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayay ku guulaysatay Kenya.

 

Kenya ayaa heshay codka 37 dal halka ay Jabuuti ka heshay 13 cod iyada oo ay kulanka joogeen 51 dal oo ka mid ah 55 dal ee xubnaha ka ah Midawga Afrika.

 

 

Tallaabadan ayaa Kenya ka dhigaysa in ay tahay dalka Afrika ku metelaya in uu qabto kursiga Golaha Ammaanka 2021-2022 kaas oo bisha June ee sanadka dambe magaalada New York lagu qaban doono codka ay Qaramada Midoobay u qaaddo.

 

 

Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Dr Monica Juma ayaa sheegtay in guushani wax ku ool u tahay Kenya waxaanay u mahadcelisay dalalka Midawga Afrika.

 

 

Maxamed Idiris Faarax danjiraha Jabuuti u jooga Midawga Afrika ayaa sheegay in ay aqbaleen natiijada codaynta, islamarkaana bogaadinayaan Kenya.

 

 

Halkan Guji Si Aad U Sii Akhrisato

112 Views




Features

  • Wasiirkii hore Ee Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Soo Jeediyay In Miiska Uu Ku Shaqeeyo Madaxweyne Biixi Loogu Magac Daro Fannaan Caan Ah.
  • Wasiirka Wasarada Biyaha Saleeban Cali Koore Oo Isku Shandhayn ku Samayeey Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
More FEATURES