Xukumada Somaliland Oo hanbalyeysay Dawladda Kenya Oo ku Guulaysatay Kursiga Aan Joogtadaahayn Ee midowga Afrika.
Gebo Gebo News

August 22nd, 2019
Xukumada Somaliland Oo hanbalyeysay Dawladda Kenya Oo ku Guulaysatay Kursiga Aan Joogtadaahayn Ee midowga Afrika.

Hargaysa (Gebogebonews)-Xukuumadda Somaliland ayaa hanbalyeysay dawladda Kenya oo ku guulaysatay taageerada midowga Afrika oo ah in Kenya xubin aan joogto ahayn ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada midoobay.

Wakiilka Somaliland ee Kenya Baashe Cawil Cumar ayaa yidhi.

 

“Waxaan hambalyeenaynaa Dawlada Kenya oo ku guulaystay taageeradii Afircan Union ee kursiga wareega ee UN Security Council”.

Kenya ayaa ka guulaysatay waddanka Jabuuti oo ay la tartamaysay.

 

252 Views




Features

  • Shacabka Oo Ka Gilgilshay Xogta Tibaaxaysa In Raysal Wasaare Abiy Axmed Uu Hargeysa U Soo Dudduucayo FARMAAJO
  • Kenya Iyo Jabuuti Oo Si Adag Ugu Kala Fogaaday Kursiga Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay.
  • Daawo:Xisbiga Wadani Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Cafis Weydiisto Shacabka Somalilad.
  • Daawo:Munaasibad Soo Dhaweyna Oo Loo Sameeyey Hogaanka Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Sweden.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES