Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadley Heshiiskii Xisbiyada Mucaaridka Iyo Wareejinta Xilka Gudoomiye-nimo.
Gebo Gebo News

September 9th, 2019
Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadley Heshiiskii Xisbiyada Mucaaridka Iyo Wareejinta Xilka Gudoomiye-nimo.

Hargeysa (Gebogebonews)- Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu soo dhaweeyey isla markaana wax lagu farxo ku tilmamay  heshiiskii shalay xisbiyada Mucaaridku ku ogolaadeen in kominshanka doorashooyinku ahaadaan 7 xubnood isla markaana doorashadii wakhtigeedii qabsoonto

 

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxaa uu cadeeyey in arinta saami qeybsigana uu qaranku xal ka gaadhi doono

 

Ugu danbeyn gudoomiyaha  oo ka jawaabaya su,aal la weydiiyey  ayaa sheegay in xilka gudoomiye nimada Kulmiye cid  lagu wareejinayaa aaney jirin isla markaana reero isku wareejinayaa aaney jirin balse cidii noqon laheyd gudoomiyaha xisbiga uu shirweynaha xisbigu go,aamin doono

 

270 Views




Features

  • Daawo: Madaxweyne Biixi Oo Xisbiyada Mucaaradka Ugu Baaqey Shir Deg Dega+Ujeedka Shirka
  • XOG-Madaxtooyada Puntland Oo Markale Abaabushay Mooshin Ka Dhana Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Puntland
  • Wakaalada Biyaha Burco Oo Dib Ugu Noqotay Marxalado Hore Oo Ay Ka Soo Gudubtay + Sababta.
  • Komishankii Hore Ee Dorashoyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Oo Dalka Ka Taagan
  • Daawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay Inay Maxkamada Ka Dacwaynayaan Golaha Barlamaanka.
  • Xogo Laga Helay Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Hargeysa Imanaya+Ujeedkooda
  • Golaha Wakiilada Oo Dib U Celiyay Derajooyin La Siiyay Degmooyin Ay Caynaba Ku Jirto
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
More FEATURES