Dedaalo Dib Loogu Bilaabayo Wada Hadaladii Xukuumadda Iyo Cornay Caare Oo Bilaabmay.
Gebo Gebo News

September 9th, 2019
Dedaalo Dib Loogu Bilaabayo Wada Hadaladii Xukuumadda Iyo Cornay Caare Oo Bilaabmay.

Hargeysa (Gebogebonews)-Dedaalo iyo Shirar lagu sii amba qaadayo dhex-dhexaadiintii hakadku ku yimid ee Xukuumadda iyo Col Caare, ayaa la wadaa.

 

Masuuul ku dhowdhow hawshan oo ka gaabsaday in magaciisa la sheego ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay inay socdaan dedaalo iyo shirar xal loogu raadinayo qaddiyadda Col. Caare, isagoo muujiyay inuu ku rajo weynayahay in is afgarad iyo heshiis rasmi ah lagu soo gunaanado arrinta u dhaxaysa xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo taliye Caare, “Waxa la wadaa dedaalo iyo shirar xal lagu raadinayo.” Ayuu yidhi

 

masuulkani isagoo intaas raaciyay, “Waxaan ku rajo weynahay in is afgarad, wanaag iyo khayr inay hawshaasi inoogu dhammaato, mana aha weli hawl bislaatay oo saxaafadda loo soo bandhigi karo, laakiin meel wanaagsan inay wax marayaan ayaan kuu sheegayaa.”

 

Madaxda dhaqanka ee Beelaha Garxajis oo hore ula soo  kulmay Col. Caare, ayaa ka baxay dhexdhexaadintii ay wadeen ka dib shir saxaafadeed uu qabtay taliyaha guud ee ciidanka qaranka sareeye gaas Nuux Ismaaciil Taani oo Col. Caare ku eedeeyay dambiyo iyo khiyaamo qaran, hadalkaas oo abuuray dareen xaasaasi ah.

216 Views




Features

  • Daawo: Madaxweyne Biixi Oo Xisbiyada Mucaaradka Ugu Baaqey Shir Deg Dega+Ujeedka Shirka
  • XOG-Madaxtooyada Puntland Oo Markale Abaabushay Mooshin Ka Dhana Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Puntland
  • Wakaalada Biyaha Burco Oo Dib Ugu Noqotay Marxalado Hore Oo Ay Ka Soo Gudubtay + Sababta.
  • Komishankii Hore Ee Dorashoyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Oo Dalka Ka Taagan
  • Daawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay Inay Maxkamada Ka Dacwaynayaan Golaha Barlamaanka.
  • Xogo Laga Helay Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Hargeysa Imanaya+Ujeedkooda
  • Golaha Wakiilada Oo Dib U Celiyay Derajooyin La Siiyay Degmooyin Ay Caynaba Ku Jirto
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
More FEATURES