Hargeysa Caasimad Hiil U Bahna.
Gebo Gebo News

September 10th, 2019
Hargeysa Caasimad Hiil U Bahna.

Asc dhamaan shacab weynaha jamhuriyada somaliland meel kasta oo aad joogtaan

waxaan halkan uga mahad celinayaa dhamaan shaqaalo weynaha shabakada caalamiga ah ee hadhwanaag news waxaanan ugu mahad celinaya siday bulshada ugu haqabtiraan wararka iyo dhacdooyinka dalka iyo dibada

Haddan u gudo galo mawducan runtii waad ka dharagsantihiin xaalka ay ku sugantahay caasimadii dalku taasi oo laf jab ku ah qaranka somalilanddhamaantiin waxaad ka war qabtaan in waddoyinka caasimada qaarkood aan wax dibu u habayn ah lagu samayn tan iyo waagii dawladii siyaad bare waana wax laga xumaado in golayaashii deegaan ee kala danbeyay in anay waxba soo kordhin 

Hargeysa sidaa aad la wada socotaan xiligan waa xiligay ugu nasiibka xumaday waxaan u sabab ah golaha deegaanka uu hogaaminyaao maayir( solteco)kuwaas oo ku fogaan xoolo urursi balse ilaaway shaqadii loo doortay ma jiraan meelo ay ka baxaan biyaha roobku waana sababta ay  u dhacaan dhibaatooyinka soo noqnoqda
Hargeysi hadday sidan si ahaato wax dhici kara alle inaguma keene ina magaaladu baabado oo roobabka wax yeelo waa weyn u geystaan waayo magaalada hargeysi waa ceel sida aad lo wada soctaan 
Gabogabo
Hargeysii hiilbay rabtaa waxay rabtaa mayir u shaqeeya ee aan ka shaqaysan waxay rabtaa gole degaan oo u adeega shacabkii soo doortay ee ma rabto gole deegaan oo ka dhunta shacabka 
xukumada dhexe waxaan ka codsanyaa inay dabo gal ku samayso  golayaasha deeganka casimada iyo kuwa kale ee dalka

                         Alla mahad leh 

baradho14@gmail.com




Features

  • Dhexe Ay Isku Codaysay…” Xildhibaannada Gobollada Darafyada Somaliland Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya Inay Is-casilayaa
  • Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Ku Guulleysatay Tartanka Quruxda Haweenka Muslimiinta Ah
  • “Waan Ka Bogsaday Xanuunkii COVID19…″ Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
More FEATURES