Xukuumadda Somaliland ayaan ka Qayb gelin Bandhigga Buugaagta Burco oo maalintii labaad ka socda magaalada Burco.
Gebo Gebo News

September 12th, 2019
Xukuumadda Somaliland ayaan ka Qayb gelin Bandhigga Buugaagta Burco oo maalintii labaad ka socda magaalada Burco.

Xukuumadda Somaliland ayaan ka qayb gelin Bandhigga Buugaagta Burco oo maalintii labaad ka socda magaalada Burco.

 

 

Xataa maayirka Burco iyo guddoomiyaha Togdheer may tegin madasha bandhigga.

Bandhigyadii Hargeysa iyo Boorama waxa ka qayb-galay madaxda waddanka ugu sarraysay.

 

Ilaa hadda lama oga sababta xukuumaddu uga qayb-geli wayday Bandhigga Burco.

 

magaladan burco ayaa sidoo kale  aan lahayn laberary waxana aad mooda inuu gobolkani aan la siinayn kaalintii uu ku laha xukumada somaliland iyadoo dhalinyarada burcona ay ka walaavsan yihiin arintaasi.

 

 

Image may contain: 1 person, indoor and text

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

 

Image may contain: 1 person, standing and indoor

 

 

171 Views




Features

  • Daawo:Wefti Wasiiro Ah Oo Gaadhay Magalada Boorame Iyo Ujeedka Socdaalkoodu Daran Yahay.
  • Xukuumadda Somaliland Oo Si Rasmi Ah U Diidday In FARMAAJO Yimaaddo Hargeysa.
  • Mayirka Degmada Burco  Maxamed Muraad Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Go’aan Ay Soo Saaren Gudida Nabadgelyada Gobolka Togdheer.
  • Caabuqa Coronavirus Oo Qofkii Koowaad Ku Dilay Qaaradda Yurub.
  • Wada-hadallo U Socday Dalalka Qatar Iyo Sucuudiga Oo Fashilmay.
  • Itoobiya Oo Qirtay In Wada Xaajoodkii Biyo-Xidheenku Natiijo La’aan Ku Soo Dhamaaday.
  • Daawo:Ardayda Jaamacada New Generation Burco Oo Soo Bandhigay Progaram Cusub Oo ay Sameeyen.
  • Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin  Oo Hanjabaad Udiray Cuqaasha Dalka.
  • Maamulka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyinta Shirkadahha Qaadka keena Magalada Burco.
  • Dawladda Sacuudiga Oo Turkiga Ku Eedeeysay Inuu Taageero Kooxaha Xagjirka Ee Soomaaliya Iyo Liibiya.
  • Daawo:Tartan Ciyaared Degmada Qorayaale Ee Gobolka Togdheer Ka Socday Oo La Soo Gabagabeeyey.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
More FEATURES