Xogo Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Madaarka Berbera Iyo Sababta Loo Joojiyay Saldhigii Millatari Ee Imaaraadka.
Gebo Gebo News

September 15th, 2019
Xogo Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Madaarka Berbera Iyo Sababta Loo Joojiyay Saldhigii Millatari Ee Imaaraadka.

Hargeysa(Gebogebonews)-Masuul ka tirsan xukuumadda Somaliland oo aan magaciisa sheegin, islamarkaana u dhuun daloola xidhiidhka Somaliland iyo Imaaraadka ayaa warbaahinta Somalilandchronicle u sheegay in arrinta madaxweyne Biixi shalay ku dhawaaqay ee ah in madaarka Berbera ee hore u ahaa mid Militari ahaan Imaaraadku u isticmaalaya hadda noqonayo mid rayid ah uu ku yimid is fahan iyo heshiis u dhexeeya Somaliland iyo Imaaraadka.

Xogaha ay bixiyeen ilo wareedyo aan magacooda la sheegin ayaa intaasi raaciyay in ay u muuqato in Imaaraadku labada u jeedo ee Militari ahaan iyo shacab ahaan ba loo adeegsan doono Madaarka taas oo meesha ka saaraysa heshiiskii ahaa in Imaaraadku Somaliland u dhiso madaar gaar ah oo shacab ah.

 

 

Dawladda Imaaraadka ayaa hoos u dhigtay ku lug lahaanshaheeda dagaalka Yemen iyada oo la fahansan yahay in ay taageersan tahay qaybta Koonfureed ee gooni isu taagga raadinaysa.

 

 

Madaxweyne Biixi ayaa shalay sheegay in dhakhso loo bilaabayo dhismaha Madaarka waxaanay u muuqata in dawladda Imaaraadku dhisayso madaarka uu madaxweynuhu ku sheegay mid weyn oo gobolka ku soo kordhaya.

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

245 Views




Features

  • Xisbiyadda WADDANI Iyo UCID Oo Booqday In Ka Badan 600 Oo Qoys Oo Sheegay In Qoyska Madaxweyne Biixi Ka Qaadayaan Dhulkii Ay Daganaayeen
  • Laba Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidamada Dabdamiska Somaliland Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa.
  • Waa Kuma Taliye Ku xigeenka Cusub Ee Ciidanka Booliska SomaliLand Muxuuse Kayidhi Xilka Madaxweynuhu Umagacaabay.
  • Ruushka Iyo Turkiga Oo Gaadhay Heshiis Ka Dhan Ah Kurdiyiinta Suuriya.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES