Wasiirkii hore Ee Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Soo Jeediyay In Miiska Uu Ku Shaqeeyo Madaxweyne Biixi Loogu Magac Daro Fannaan Caan Ah.
Gebo Gebo News

September 17th, 2019
Wasiirkii hore Ee Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Soo Jeediyay In Miiska Uu Ku Shaqeeyo Madaxweyne Biixi Loogu Magac Daro Fannaan Caan Ah.

Hargeysa)-Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud ee Somaliland Cali Mareexaan, ayaa soo jeediyay in Miiska uu ku shaqeeyo madaxweyne Biixi loogu magac daro Fanaankii Maxamed Mooge Liibaan.

 

” 1855-Kii ayaa markab ay lahaayeen ciidamada badda Ingiriska oo la odhan jiray H.M.S Resolue ku xumaaday Jaziirada Baffin oo ku taal waqooyiga Canada. Waxaa soo badbaadiyey markab Maraykanku leeyahay.
Muddo ayuu markabkaasi u sii shaqaynayey ciidaamada badda ee Ingiriiska waxaanuu hawl gabay sanado ka dib.

Markii uu hawl gabay waxaa looxiisii laga sameeyey miis qurux badan, waxaanay boqoradii Ingiriiska ee Victoria hadyad u siisay madaxwaynihii Maraykan Rutherford B.Hayes sanadkii 1880 kii. Waxaa loo bixiyey Resolute Desk oo loogu magac daray markabkaa.

Madaxwaynayaal badan oo Maraykan ah ayaa ku shaqeeyey ilaa xiligaa, waana kaa hadda kuu muuqda ee yaala Ovel Office-ka ee Trump isku kala bixinayo.

Miiska sare wuxuu yaala qasriga madaxtooyada JSL. waana ka uu ku shaqeeyo madaxwayne Muuse Biixi.

Wuu cusub yahay aadna wuu u qurux badan yahay, waana mid ku soo jiidanaya markaad indhaha ku dhufato.

Wuuu noqon karaa taariikh, waxaynu u bixin karnaa halyey ka mid ah haldoorkeenii. Anigu waxaan ka fekerayaa Maxamed Mooge AHN. oo ahaa aqoonyahan, siyaasi iyo fanaan la jecel yahay. Waxa kale oo uu ahaa ninkii ugu hor goostay Sanadkii 1976 ayuu ka dhaaaqay xukunkii Siyaad Barre”.

 

382 Views




Features

  • Xisbiyadda WADDANI Iyo UCID Oo Booqday In Ka Badan 600 Oo Qoys Oo Sheegay In Qoyska Madaxweyne Biixi Ka Qaadayaan Dhulkii Ay Daganaayeen
  • Laba Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidamada Dabdamiska Somaliland Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa.
  • Waa Kuma Taliye Ku xigeenka Cusub Ee Ciidanka Booliska SomaliLand Muxuuse Kayidhi Xilka Madaxweynuhu Umagacaabay.
  • Ruushka Iyo Turkiga Oo Gaadhay Heshiis Ka Dhan Ah Kurdiyiinta Suuriya.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES