Waa Kuwee Shirkadaha Haaf Bilyanka Ku Maalgashanaya Puntland?
Gebo Gebo News

September 18th, 2019
Waa Kuwee Shirkadaha Haaf Bilyanka Ku Maalgashanaya Puntland?

Akhri Liiskooda Kadib markii uu toddobaadkan ku soo dhamaaday magaalada Garoowe shirka maalgashiga Puntland ayaa lagaga dhawaaqay
aduun lacageed oo ku dhow haaf bilyan dollar in lagu maalgashan doono Puntland.
Shirkaddo isku jira Ajaanib, Soomaali iyo waliba qaar laga leeyahay gudaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay maalgashanayaan Puntland

 

Magacyada Maalgashadayaasha kaga dhawaaqay Puntland $467M.
1- Shirkadda Wadaagsin waxay maalgashan doontaa $100M
2- Shirkadda Hyaundai waxay maalgashan doontaa $100M
3- Shirkada Dahabshiil waxay maalgashan doontaa $100M
4- Shirkadda Golis, waxay maalgashan doontaa $60M
5- Shirkada SelfShow, waxay maalgashan doontaa $30M
6- Shirkadda Salama Group, Maalgashan doonta $35M
7- Shirkada Agro-Business, Maalgashan doontaa $20M
8- Shirkada Green City, waxay maalgashan doonta $10M
9- Shirkadda Clean Water waxay maalgashan dontaa $9M
10- Shirkadda Eagle, waxay maalgashan doontaa $3M

 

 

123 Views




Features

  • Xisbiyadda WADDANI Iyo UCID Oo Booqday In Ka Badan 600 Oo Qoys Oo Sheegay In Qoyska Madaxweyne Biixi Ka Qaadayaan Dhulkii Ay Daganaayeen
  • Laba Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidamada Dabdamiska Somaliland Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa.
  • Waa Kuma Taliye Ku xigeenka Cusub Ee Ciidanka Booliska SomaliLand Muxuuse Kayidhi Xilka Madaxweynuhu Umagacaabay.
  • Ruushka Iyo Turkiga Oo Gaadhay Heshiis Ka Dhan Ah Kurdiyiinta Suuriya.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES