Xalaalaynta Deeqaha iyo khayraadka lagu helo astaanta qaranimo waxaa xalaalayn kara nidaam sharciya oo lagu saleeyay cadaalad, Waa Qalinkii Naasir Aadan Siciid
Gebo Gebo News

September 26th, 2019
Xalaalaynta Deeqaha iyo khayraadka lagu helo astaanta qaranimo waxaa xalaalayn kara nidaam sharciya oo lagu saleeyay cadaalad, Waa Qalinkii Naasir Aadan Siciid

Xalaalaynta deeqaha iyo khayraadka lagu helo astaanta qaranimo waxaa xalaalayn kara nidaam sharciya oo lagu saleeyay cadaalad,

Waxaa waajiba in dhamaan bulshada lagu dhaqo xeerarka iyo qawaaniinta lagu heshiiyay waa sida kaliya ee cadaalad iyo dawladnimo qurux badan loo heli karaayo.

Deeqaha waxbarasho waa rukni wayn oo ka qayb qaata horumarka iyo dhismaha bulsho, xukuumadda waxaa looga fadhiyaa inay siyaasad qaran iyo qorshe badhax tiran ka yeelato, guud ahaan bahda waxbarashada iyo deegaan kastaa ku qanci karo.

Dooda iyo cabashada ay qabaan dugsiyada gaarka loo leeyahay waxaa wanaagsan in aanay u arag caruurta iyo mulkiiyaashu inay xuquuqay leeyihiin laga duudsiyaayo, xaqbay u leeyihiin inay doorkooda ku lahaadaan manfaca iyo jaanisyada soo baxa, sababtoo ah waa ka qayb bulshada, siday ugu waajibtay cashuurtu ayay xaq ugu leeyihiin inay qaybtooda helaan.

Xeer dajinta iyo haayadaha kale ee ku shaqada leh waa inay dajiyaan siyaasad guud oo qaranku ka leeyahay arrimaha noocaasa, kala xadaynta iyo doorka muwaadin ama deegaan kastaa ku yeelanaayo khayraadka iyo deeqadaha kusoo baxa heer qaran.

Qalinkii Naasir Aadan Siciid 

Mahadsanid.

108 Views




Features

  • Daawo: Madaxweyne Biixi Oo Xisbiyada Mucaaradka Ugu Baaqey Shir Deg Dega+Ujeedka Shirka
  • XOG-Madaxtooyada Puntland Oo Markale Abaabushay Mooshin Ka Dhana Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Puntland
  • Wakaalada Biyaha Burco Oo Dib Ugu Noqotay Marxalado Hore Oo Ay Ka Soo Gudubtay + Sababta.
  • Komishankii Hore Ee Dorashoyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Oo Dalka Ka Taagan
  • Daawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay Inay Maxkamada Ka Dacwaynayaan Golaha Barlamaanka.
  • Xogo Laga Helay Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Hargeysa Imanaya+Ujeedkooda
  • Golaha Wakiilada Oo Dib U Celiyay Derajooyin La Siiyay Degmooyin Ay Caynaba Ku Jirto
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
More FEATURES