Madaxweyne Biixi Oo Isku Shandhayn Ku SameeyeyTaliye Ku Xigeenkiinada Ciidamada Boliska ,Asluubta Iyo Bada.
Gebo Gebo News

October 20th, 2019
Madaxweyne Biixi Oo Isku Shandhayn Ku SameeyeyTaliye Ku Xigeenkiinada Ciidamada Boliska ,Asluubta Iyo Bada.

Hargaysa (Gebogebonews)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Isku Shandhayn Ku Sameeyey Taliye Ku Xigeenadii Ciidamada Boliska , Bada Iyo Asluubta Somaliland

 

Madaxweynaha Ayaa  taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Gen. Xassan Cali Dheere U Macagacaabay Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Bada.

 

 

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Boliska Ayuu Madaxweynahu  u magacaabey teliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta C/Raxmaan Liibaan Fooxle .

 

Sidoo kale madaxweynaha ayaa taliye ku xigeen cusub u magacaabey Ciidanka Booliska Kaasi Oo Lagu Magacaabo Faarax Tabaale.

 

 

 




Features

  • Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Shirkada Ku Guulaysatay Tartan Loo Galay Dhismaha Xarunta Kaydka Raashinka Qaranka Ee Gobolka Togdheer.
  • Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sanaag Oo Xilkiii La Wareegay Iyo Nuxurka Khudbadaha Madasha laga Jeediyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES