Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Kenya Oo Bogaadisey Horumarka Somaliland Dalkeeda Ku Canaanatay Inay Waxbadan Kaga Daydaan Somaliland.
Gebo Gebo News

October 20th, 2019
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Kenya Oo Bogaadisey Horumarka Somaliland Dalkeeda Ku Canaanatay Inay Waxbadan Kaga Daydaan Somaliland.

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa dawladeedda u soo jeedisay inay raacdo dariiqa Horumarka Somaliland ee dhoofinta Xoolaha.

 

Safiya Cabdi Nuur oo xubin ka ah Baarlamaanka Kenya ayaa ammaantay horumarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha Somaliland, gaar ahaan dekadda Berbera iyo qaabka dhoofinta xoolaha.

 

Xildhibaanka ayaa ku dhiirigelisay Kenya inay dhoofiso xoolo badan,iyadoo ka tusaale qaadanaysa Jamhuuriyadda Somaliland.

Xildhibaanka oo la hadlaysay golaha Baarlamaanka dalkeeda,iyadoo laga soo doorto deegaanka Ijaara ayaa xustay socdaalkeedii ugu dambeeyey ee ay ku timid Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan Magaalada Dekeda ah ee Berbera,
waxaanay sheegtay in Somaliland gaadhay horumar la taaban karo oo awood u leh dhoofinta Malaayiin xoolo ah kuwaasi oo taga Bariga dhex

 

Xildhibaannada Safiya Cabdi Nuur waxa ay tilmaamtay inaanay Somaliland sannado badan helin kaalmo shisheeye balse ay dhinaca dhoofinta xoolaha isku filaansho ka gaadhay.

Xildhibaannada Safiya waxay sheegtay in dawladda Kenya oo leh xoolo badan aanay haysan suuq geyn, balse Kenya dhoofinta xoolaha ka sameyn karto lacago adag, haddii ay raacdo dariiqa Jamhuuriyadda Somaliland ee dhoofinta xoolah

 

 

122 Views




Features

  • Xisbiga Waddani Oo Sheegay Inay Dib U Bilaabayaan Bannaanbaxyadii Haddii Aan La Sii Dayn Mas’uuliyiinta Xisbiga Ee Xidhan
  • Madaxweynaha Somaliland Oo Tabobar U Furay Dufcaddii Ugu Horraysay Ee Loo Carbinayo Saraakiil Ciidan.
  • Daawo:Qoorweynta Beelaha Habar-jeclo Oo Taageero Umuujiyey  Hadalo Ka Soo Yeedhay Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
More FEATURES