Oof wareenka Siyaasadda HusseinLucky Mohamed
Gebo Gebo News

October 21st, 2019
Oof wareenka Siyaasadda  HusseinLucky Mohamed

Xeeladaha laysugu khatalo siyaasadu waa mid dhinacyo badan, oo mararka qaar cid kula shaqaynaysa, oo danahaaga fulinaysa ayaad ra’yi caamka dadkana ugu muujisaa cadowgaaga iyo kan dalkaba.

 

 

Hadaba, si ay taas dadku kaaga rumaystaan waa in aad samaysaan iska hor imaadyo qawl iyo ficilba leh oo dhexdiina ah, si aad qiil ugu heshaan waxa idiin qarsoon ka Midha dhalintooda, xasuusnow, tan waa mid u baahan in loo huro waxay u baahan tahay in loo huro oo naf iyo maalba leh, in Yar base wax iskaga og, oo aan ahayn kuwa dhimanaya, ama Dhaawacmaya.

 

 

Bal tusaalahan Yar u fiirso, xisbiyadeena siyaasiga ahi waa kuwo taageerada qab’aailka Ku dhisan, oo aan Falsafad iyo mabaadii’ dadyow kala duwani aaminsan yihiin aan Ku dhisnayn, Xisbiga WADANI oo ka mid ah xisbitadaas aynu xusnay, oo ah mid Ku dhisan taageerada qabiilka uu kasoo jeedo Asaasaha iyo musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADANI, Mr Abdirahman Cirro waxay loolan awoodeed oo dhinaca hogaaminta dalka ah kuwada jiraan.

 

 

LA Soco Qaybta 2aad

59 Views




Features

  • Daawo:Taliyaha Ciidamada Boliska Somaliland Oo Sheegay Inay Ilaalada Gudoomiye Cirro Toogteen Askari Boolis  Ah.
  • Daawo:Masuuliyinta Xisbiga Wadani Ee Togdheer Oo Taageero Umuujiyey Banaan-baxa Gudoomiyaha Xisbiga Wadaani Ugu Baaqay Taageerasha Xisbigaasi Ee Gobolda Dalka.
  • Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xadhiga Madaxda Xisbiga WADDANI Iyo Nuxurka Uu Xalay La Yeeshay Madaxweyne Biixi.
  • Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Afhayeenkii Iyo Xoghayihii Guud Ee Xisbiga WADDANI.
  • Ciidammo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI + Afayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay.
  • “Baad ku Bixin Mayno Nabad galyada Awdal,Dhimasho Iyo Dhiig Ayaa Laga War-Wareegayaa ” Saylici Oo Hadal Kulul Ka Jeediyey Boorama.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
More FEATURES