Ragga jabhadaha u sacaba-tumayow…. HusseinLucky Mohamed.
Gebo Gebo News

October 21st, 2019
Ragga jabhadaha u sacaba-tumayow…. HusseinLucky Mohamed.

Haddii aad korneylka dalka haysta neceb tahay, dalkaaga ha nicin Jaalle, dalkaagana ha u dumin nacaybka aad u qabto mid aan dalka kaa lahayn, kaana xigin, waayo, isagu waa shakhsi berito iska tegi doona sidii ay qaar horeba u tageen, laakiin dalku wuu hadhi doonaa.

Jaalle, ha samaynin sidii ay yeeleen Jabhadihii dibu u socodka ahaa ee SNM, SSDF, USC, & SPM, oo nacaybkii ay keligii teliye Barre u qabeen awgii dalkoodii u burburiyay, ilaa iyo hadana raadkii talo xumadoodu uu Soomaali dhafoorkeeda Ku yaalo.

Markaas kuwiina Jabhad u sacaba tumayow, waa LA yaqaanaa jabhadi waxay tahay oo wax ay dumiso mooyee wax ma dhisi karto, dunidana maanta lama abuurin oo in badan bay soo joogtay oo wax badan oo shar iyo kheyr ba leh looga soo taagnaa!!!!! Jaallayaal.

Mudane/Marwo, Ha ilaawin, ilaahay wuxuu Ku siiyay caqli iyo garaad awood badan oo uu makhluuqiisa kale kaaga saraysiiyay, oo haddii aad si kalsooni iyo daacadnimo leh u isticmaasho Ku bedeli karto waxaad diidan tahay adoo aan dalkaaga burburinin haddii alle Ku garansiiyo weeye.

54 Views




Features

  • Daawo:Taliyaha Ciidamada Boliska Somaliland Oo Sheegay Inay Ilaalada Gudoomiye Cirro Toogteen Askari Boolis  Ah.
  • Daawo:Masuuliyinta Xisbiga Wadani Ee Togdheer Oo Taageero Umuujiyey Banaan-baxa Gudoomiyaha Xisbiga Wadaani Ugu Baaqay Taageerasha Xisbigaasi Ee Gobolda Dalka.
  • Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xadhiga Madaxda Xisbiga WADDANI Iyo Nuxurka Uu Xalay La Yeeshay Madaxweyne Biixi.
  • Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Afhayeenkii Iyo Xoghayihii Guud Ee Xisbiga WADDANI.
  • Ciidammo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI + Afayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay.
  • “Baad ku Bixin Mayno Nabad galyada Awdal,Dhimasho Iyo Dhiig Ayaa Laga War-Wareegayaa ” Saylici Oo Hadal Kulul Ka Jeediyey Boorama.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
More FEATURES