Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Farriin Waano Ah U Diray Reer Ceel-Afweyn.
Gebo Gebo News

October 22nd, 2019
Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Farriin Waano Ah U Diray Reer Ceel-Afweyn.

Hargeysa(Gebogebonews)-Suldaanka guud ee Beelaha Barriga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse, ayaa hadlay muhiimada ay nabadgalyadu leedahay,waxaanu baaqay in ilaalinta nabadgalyada xooga la saaro, oo aad looga dheerado wax kasta oo dhib keenaya, waxaanu ku taliyey in laga heshiiyo wax walba oo la isku hayo.

 

Suldaanka guud ee Beesha Barriga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse,oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale baaq u diray labada beelood ee wada dega Ceel-afweyn, waxaanu ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Labada reer ee wada dega Ceel-afweyn, waxaan leeyahay wada dhalashadiina iyo walaaltnimadiina ilaaliya, heshiisyada dhawrka ah ee aanu dhexdiina ka dhalinay ilaaliya, ducada aanu idiin ducaynay eega oo duco mooye habaar ha kasbanina,oo dagaal, dil iyo nabadgalyo daro faa’iido ma leh ee nabada ilaaliya,  dadka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaana waxaan leeyahay nabadu waa qaali oo waa muhiim ee nabada ha la ogaado, oo ha la ilaaliyo, wax kasta oo la isku khilaafana si wacan ha loo dhammeeyo”.

 

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

159 Views




Features

  • Daawo:Khasaaraha Ka Dhashay Daad Ku Fatahay Tuulada Dhakool Ee Gobolka Togdheer.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
More FEATURES