Erdogan Oo Ku Hanjabay Inuu Sii Ballaarin Doono Xidhiidhka Ruushka.
Gebo Gebo News

November 7th, 2019
Erdogan Oo Ku Hanjabay Inuu Sii Ballaarin Doono Xidhiidhka Ruushka.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku gooddinaya inuu sii xoojin doono xiriirka milateri ee kala dhexeeya xukuumadda Moscow haddii Mareykanku uusan qaadin cunaqabateynta saaran iibka diyaaradda dagaalka ee muhiimka ah.

Digniinta ayaa imaanaysa ka hor kulanka la qorsheeyaya inuu toddobaadka soo socda dhex maro u dhexeeya Erdogan iyo Madaxweyne Donald Trump.

Turkiga ayaa lagu wadaa inuu iibsado diyaaradda dagaalka ee ah noocii u dambeeyay ee Ruushka lagu farsameeyay ee noocedu yahay Su-35. Wadanka ayaa horeyba uga xanaajiyay xulafadiisa reer galbeedka isaga oo ka soo iibsaday nidaamka gantaalaha Ruushka ee S-400.

“Markii aan iibsannay S-400, qofna ma aanan weydiisan [ogolaansho]. Marka, haddii aan go’aan qaadanno waan iibsan doonnaa [Su-35],” ayuu yiri Erdogan maalintii Talaadada.

Erdogan wuxuu muujinayaa go’aanka ugu dambeeya ee ku saabsan iibsashada diyaaradda Ruushka inay gacanta ugu jiri karto xukuumadda Washington. Wuxuu ugu baaqay Trump in uu xayiraadda ka qaado iibinta diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee F-35 ee loo iibgeeyo Turkiga.




Features

  • Maxaa Loo Curyaaminayaa Shirkaddaha FLY DUBIA iyo Air Arabia?
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
More FEATURES