Waa kuma Dr Gaboose Muxuuse ugu suntan yahay shacabka iyo qarankaba?
Gebo Gebo News

November 7th, 2019
Waa kuma Dr Gaboose Muxuuse ugu suntan yahay shacabka iyo qarankaba?

 Dr gaboose waxa u kamid yahay dhakhatiirta ugu waweyn somaliland wana shakhsi umada ka shaqaysta balse aan u shaqaynin, Waxan wada ogsonahay in aragtidiisa lagu bixiyo 50$ o anay awoodeynin shacabka itaalka daran e somaliland, Waxay ahayd inanu umada isaso hortaagine dhiig miirtahiisa iska ahaado shacabkana ka qajilo, Dr gaboose afar jeer ayu xil qabtay hal mar qaranku ma mahadin e markasta waxa u umada laso hor taagna hala i cafiyo iyo qomaamo mudugaysan,

 

●-Labo jeer uruuro ayu furtay halku ku banjaray waynu ogayn iyo sidii shacabku u qabilay

 

●-labo jeer wasiir ayu noqday waynu ka dheregsanahay qaabku umada ugu adegi jiray mana aha shakhsi hogaamin leh balse wa afku xoogle quluubta shacabka cunsuriyada ku shubi yaqaan Gaboose wa abaan dulahii shirkii gacanlibaax e beelaha somaliland qaar lagu faquuqay laguna cunsuriyadeeyay, Dr gaboose maaha shakhsi samatalis ah ummadana dhex u noqon kara, Wedhisana cid gaara uun ayey rali gelisa e maaha mid ummada anfac u leh markasta.

 

 

 

Ahmed adan mohamed

 

Burco – somaliland

187 Views




Features

  • Qorshihii Raysal Wasaare Abiy Ahmed Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah U Fashilmay.
  • Daawo:Wasiirka Gaadiidka Oo Abaalmarino Gudoonsiiyey Shaqaalihii Ugu Wanaagsan Ee Dhismaha Wadada Ceerigaabo.
  • Daawo:Xukumada Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Dhaliilo Ay U jeediyeen Xisbiyada Mucaaradku .
  • Daawo:Masuuliyinta Dawlada Hoose Ee Magalada Burco Oo Dhagax-dhigay Wado Laga Hirgelinaayo Xaafada Caaqil Yare.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES