Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Xisbiga Waddani Ku Eedey Inuu Ka Danbeeyo Jabhada Laga Dhaqaqay Buuralayda Gobolka Awdal Ee Cawaale.
Gebo Gebo News

November 13th, 2019
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Xisbiga Waddani Ku Eedey Inuu Ka Danbeeyo Jabhada Laga Dhaqaqay Buuralayda Gobolka Awdal Ee Cawaale.

Hargaysa (Gebogebonews)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada somaliland Ayaa Xisbiga WADDANI Ku Eedeyey Inay Ka Danbeeyaan Jabhadaha Lagaga Dhawaaqay Gobolka Aedal Ee La magac Baxday Cawaale.

 

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Si Gaara Farta Ugu Fiiqay Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cali Aw Cabdi Oo Isaga Hore Khudbad Uu Jeediyey Ku Sheegay In Wadanka Jabhado Ka Bilaamayaan Gaar Ahaan Gobolka AWDAL.

 

 

 

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Sheegay In Murashax Maxamed Cali Ku Lug Leeyahay Jabhada Lagaga Dhawaaqay Gobolka Awdal Wuxuuna Yidhi.
” Murashaxa Madaweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Ee Ku Dhaartay Burco Ee Yidhi Jabhad Ayaanu Taagerayna Oo Weliba Hubaynayna Ayaa Ka Danbeeya Jabhadaas La Magac Baxday Cawaale Ee Xalay Dhaaranaysay “

 

 

Hadalkan Kasoo Yeedhay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Sii Xoojinaaya Tuhuno Hore Oo Laga Qabay Xisbiga WADDANI Inuu Ka Danbeeyo Jabhadaha Lagaga Dhawaaqay Deegana Gobolka Awdal.

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

210 Views




Features

  • Daawo:Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Gaadhi ku Wareejiyay Masuuliyiinta Degmada Salaxlay.
  •  Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Shirkadaha Ku Guulaystay Mashaaric Isugu Jira Dhismayaal Iyo Gaadiid.
  • ” Madaxweyne Yaanu Gacantaada Ku Burburin Xisbiga Kulmiye, Gudoomiye-nimada Wareeji ” Siyaasi Cawil Quule.
  • Maxkamadda Sare Ee Kenya Oo Diiday In La Xidho Xerada Qaxootiga Ee Dhadhaab.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES