Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Shaaciyey Tartanka Mashaaric Ay Fuliyaan.
Gebo Gebo News

November 25th, 2019
Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Shaaciyey Tartanka Mashaaric Ay Fuliyaan.

Nov/23/ 2019

Tixraac: DHB/BUR/JPLG/28/19

 

Golaha deegaanka ee degmada Burcowuxuu ka helay maalgellint Qaramada midoobay Mashruuceeda Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN – JPLG), waxaanu jecelahay in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo Mashaariicda hoos ku qoran:

 

 

 

 

Sidaas darteed, Golaha Deegaanka ee Degmada Burcowaxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran:

 

 

 

 

 

SN Project No. Project Name Location
1. Riiga-Bukhleye Tarmac Road

Burco

Extension of October Tarmac Road

Burco

Burao Centre Tarmac Roads

Burco

 

 

 

 

Dokumentiga qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: 23/11/2019 ilaa 6/12/2019 Qiimuhu waa $10qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

 

 

Qandaraasyada dhamaantood waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraalada kale ee qoraalkan ku xusan.

 

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa: Xafiiska Mashaariicda D/hoose ee Degmada Burco, ka


hor wakhtiga kama dan baysta (Deadline) oo ah Taariikhda: 6/12/2019 ee saacaduna tahay: 12:00:PM ee maalinta Jimcaha.

.

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furi doonaa, iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaaya inay soo xaadiraan.

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 27/11/2019, waqtiga; 09: 00 a.m, Goobta; _Hoolka Shirarka ee Dawlada Hoose

si loogu faafahiyo waxyaabaha ku qoran qandaraaska haddii ay u baahdaan.

 

FIIRO GAARA:-Dhamaan qandaraaslayaasha waxa laguwargelinaya in qandaraasleyasha kuguulaysta mashruucyadan ay bixindoonan cashuurta dawladadhexe oo ah 3% ookago’idoonta lacagtaguudee ay mashruuca ku helaan

 

 

 

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;
No Type Description Submitted
Yes No
1 Certificate of registration From District
2 Licence of the company From Ministry of Public Works
3 Receipt from District
Council for bidding
Bid documents from source ($10)
4 Certificate of completion
projects
The past three years completed projects with
UN agencies, INGOs, Government etc.
5 CVs of project engineer
with certificate
The project engineer’s CV
6 The company’s profile The company profile documents
7
Bid fully priced Priced BOQ, the bidding document (amount in
figures and amount in words)
8 Bid signing To sign and to stamp (Signed form of tender))
9 Updated Bank
Statement
Supplier provides Bank statement for last one
year period?
10 Recent Bank Grantee
issued by any
Commercial Bank
Supplier Provides Bank Grantee Letter
indicating amount of Money in 40% of the overall
Project Engineers Cost applied the supplier
ALLAAH MAHAD LEH.
Bashir Abdi Hassan
Procurement Officer Burao District
Tell: 063-4062415/065-9602200




Features

  • Ma Jiro Shacabkii I Doortay Ayaan U Shaqaynaya…” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo U Jawaabay Wasiir Saajin
  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
More FEATURES