Saxmada wadooyinka Burco iyo Wadada ugu halista badan shilka ugu badana kadhaco W/Q Shaafici Shaafi H Dhiibsane
Gebo Gebo News

December 12th, 2019
Saxmada wadooyinka Burco iyo Wadada ugu halista badan shilka ugu badana kadhaco W/Q Shaafici Shaafi H Dhiibsane

Wadada wadnaha ah ee plaza ayaa noqotay tan ugu badan ee kudhaco shilka ugu badan oo sababa khasare maal iyo mid moodba ,gaar ahaan inta u dhaxaysa garoonka diyaradaha, hutelka nasteexo iyo goolada.

Sida laysla qirsanyahay had iyo goor waxa shilka sababta.

1-Darawal xumo, wado xumo, gaadiid xumo,iyo hagid la,aan, sadexdan ayaa saamaynta ugu badan kuleh inuu shil dhaco .
hadaba iyadoo sadexdaaba aynu nahay saaxiib dhaw magalooyinka kale ay burco kalasimantahay, hadana wadadaas iyo kuwo kale ee halbawlaha dhexmara magalada waxay ubaahinyihiin in si deg-dega wax looga qabto oo ay helaan dhaman shuruudaha looga bahanyahay wado mashquula oo magalo dhexmarta tusaale:-

Ishaarooyin ,Sarakiil ku xeel dheer nidamka ilaalinta nabadgelyada wadooyinka,in lajoojiyo ama ganaax lagusoo rogo dadka dhigta wadada dhinacyeeda wakhti gaarana loo ogolado, in lahelo meel nabadgelya ah oo dadku baabuurta dhigtaan,in dadka loo sameeyo dhinac ay lugeeyaan (side walk) ,
in lajoojiyo suuqa dhexe inay baabuurta waaweyni galan wakhti gaarana loosameeyo iyaga ukhaasa,In sharci adag lagasoo asaaro dadka qaadaya masuuliyada wado marista,
In hayaadaha kushaqada leh arinkaas meel saaran,dhaliisha ay ku leeyihiina ay ka jawaaban hadii lawaayana way qaban karaane dadka shacabka akhi iskood isu abaabulaan baahidaana ka jawaaban.

Ugu danbayn waxan kutalin laha in ummadu ku baraarugto dhibatooyinkas sidii xalwaara looga gaadhilahaa wado-xumadas,gaadiid xumadaas,iyo sarawak Canada’s is biirsadey.

#mustaqbalka#wadankaagu #aduukuguxidhanyahay.

W/Q Shaafi H Dhiibsane




Features

  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES