Daawo:Madaxweynaha Puntland Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo.
Gebo Gebo News

February 7th, 2020
Daawo:Madaxweynaha Puntland Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo.

Geroowe (Gebogebonews)-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay hareeraha kajoogaan intabadan xubnihiisa Golaha Wasiirada Puntland ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo hareer maray nidaamyadii lagu hashiiyey , waxaana uu tilmaamay in xukuumadiisu ay howl kadhigatay sidii ay ula dagaalami lahaayeen maamul Goboleedyada .

 

Madaxweyne Deni ayaa ku dhawaaqay in 15-3-2020 Magaalada Garoowe lagu qabanayo shirwadatashi , isagoona u yeeray dhammaan xubnaha labada aqal ee Puntland faderaalka kumatala iyo siyaasiyiinta si wadatashi looga yeesho xaaladda sii xumaanaysa ee Puntland iyo Faderaalka u dhaxeeya .

 

 

 

” Waxbadan ayaa madaxda Dawladda Faderaalka lahadalnay si howsha taagan loo dhammaayo balse aamuskayaga ayaa waxaa loo qaatay inaan waxa soconaya raali ka ahaano ” Ayuu yiri Deni

 

 

 

 

 

 

 

 

 




Features

  • Dhexe Ay Isku Codaysay…” Xildhibaannada Gobollada Darafyada Somaliland Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya Inay Is-casilayaa
  • Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Ku Guulleysatay Tartanka Quruxda Haweenka Muslimiinta Ah
  • “Waan Ka Bogsaday Xanuunkii COVID19…″ Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
More FEATURES