Ethiopia miyay u garsoortay Soomaaliya iyo Somaliland ? Hassan Gallaydh
Gebo Gebo News

February 10th, 2020
Ethiopia miyay u garsoortay Soomaaliya iyo Somaliland ? Hassan Gallaydh

Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay gaadhay Addis-Ababa waxa qaabilay wasiiru-dawle ka tirsan xukuumadda Ethiopia.

Madaxweynaha Somaliland oo isna galabta tegay waxa qaabilay wasiiru-dawle ka tirsan xukuumadda Ethiopia.

Labada madaxweynenaba waxa lagu soo dhaweeyay mid walba Calankiisa.

Hadda Addis ayay wada joogaan lamana oga in ay kulmayaan.

 

Image may contain: 3 people, indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor




Features

  • Daawo:Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Qalab Caafimaad Oo Muhiima Gaadhsiiyey Gobolka Togdheer.
  • 7 Qof Oo Soomaali Ah Oo Hal Kursi Ku Tartamaya Magalada Minneapolis Ee Dalka Maraykanka.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES