Mayirka Degmada Burco Maxamed Muraad Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Go’aan Ay Soo Saaren Gudida Nabadgelyada Gobolka Togdheer.
Gebo Gebo News

February 16th, 2020
Mayirka Degmada Burco  Maxamed Muraad Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Go’aan Ay Soo Saaren Gudida Nabadgelyada Gobolka Togdheer.

Burco (Gebogebonews)-Maayirka Degmada Burco Maxamed Muraad ayaa si adag uga  Soo Horjeestay go’aan Ay Gudida nabad galyada Gobolka Togdheer saaka ku Ganaaxeen Shirkadaha Qaadka keena Gobolka Togdheer.

 

Maayir Muraad ayaa Sheegay in go’aankaasi yahay mid sharci darraa oo  Baalmarsan  Shuruucda Dalka.

Wuxuu kaloo sheegay maayir Muraad in Shirkadaha iyo Masuuliyiinta qaadku danbi wayn ka galeen Gobolka iyo degmada oo ay sameeyeen fal nabad galyada ku lidiya mutaysteenna In sharciga la horkeeno Kaliya uu Cafiyi karo Madaxwaynaha Qaranku.

 

“Goaankaasi Waa Go’aan Sharciga Baalmarsan, Waana Taageero Danbeelo Qaran  Waana Sharci Daro Qadhaadh Ah,  Nimankaa Cafiskooda Waxaa Iska Leh Oo Keliya Madaxweyne Qaran , Waa Danbiiyaal Jebiyey  Qodobada  Kala Ah 71,263,2638 Iyo 541., Saaka Waxa Gobolka Ka Dhacay Waa Kala Dhaqaaq.

 

 Lama Arag Oo Lama Maqal Danbiile  Denbigiisu  Baadhis Noqday Oo Gudi nabadgelyo Ganaaxday, Ama Cafiday Waraaqihii Lagu Cafinaayeyna Loo Qaybiyey Iyadanu Waa Aqoon Daro,Waxaan Codheer Ku Leeyahay Go’aankaasi Waa Qaran Dumis Iyo  Wanjal Mudugaysan ,Ayuu Yidhi Maayi Maxamed Muraad Oo Uwaramay Weriye Mahad Cali Goodir.

 

 

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

219 Views




Features

  • Madaxweyne Biixi, Shirgudoonka Baarlamaanka Iyo Gudoomiye-yaasha Xisbiyada Oo Fariin Udiray Salaadinta Iyo Maamulka Xamar.
  • ” Cadawgeenu Waa Badan Yahay ” Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan Oo ka hadlay Arrinta dhaqanka iyo siyaasadda.
  • Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Hanjabaad U Diray Madaxweynaha Jabuuti Iyo Raysal Wasaaraha Ethiopia.
  • “Salaadiintu Ha Ku Eekaadaan Dhaqankooda Hadii Kale Ha U Diyaar Garoobaan ” Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Sheegtay In Qof Xagga Somaliland Ka Tagay Looga Shakiyey Coronavirus.
  • Qof Dhawaan La Kulmay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Laga Helay Coronavirus.
  • 150 Ka Mid Ah QOYSKA Boqortooyada Sacuudiga Oo Laga Helay Cudurka Coronaviorus.
  • Madaxweyne Biixi Oo Mar Labaad Fadhi Aan Caadi Aheyn Ugu Yeedhaya Golaha Wakiilada.
  • Dalka Itoobiya Oo Xaalad Deg Deg Ah La Galiyey + Sababta.
  • Xogo Dheeraad Ah Oo Laga Helay Haweenay U Dhalatay Itoobiya Oo Ka Timid Burco Kuna Socotay Jigjiga Oo Lagu Arkay Calaamadaha Covid_19.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
More FEATURES