Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Oo Gurmad Ka Geysatay Xakamaynta Xanuun Xiliyeed Ah Oo Ka Dilaacay Degmada Balidhiig Ee Gobolka Togdheer.
Gebo Gebo News

February 21st, 2020
Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Oo Gurmad Ka Geysatay Xakamaynta Xanuun Xiliyeed Ah Oo Ka Dilaacay Degmada Balidhiig Ee Gobolka Togdheer.

Burco (Gebogebonews)-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa gurmad degdeg ah gaadhsiiyay Degmada Balidhiig Ee Gobolka Togdheer oo ay ka jiraan xanuuno xiliyeed ah Kaasi Oo Ah Oof-wareen ku dhacay caruur iyo haween.

 

Isudawaha Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Aadan Cilmi Diiriye ( Malay) ayaa degmadaasi gaadhsiiyay Daawooyin iyo dhakhaatiir lagu xoojiyay Hawl-wadeenadii Ku Sugnaa Xarunta Daryeelka Hooyada Iyo Dhalaanka Ee Degmada Balidhiig Waxaana Laga Daweeyey tiradii ugu badnayd Ee Uu xanuunku haleelay.

 

 

Image may contain: one or more people and people standing
Image may contain: one or more people and people standing
No photo description available.
106 Views




Features

  • Madaxweyne Biixi, Shirgudoonka Baarlamaanka Iyo Gudoomiye-yaasha Xisbiyada Oo Fariin Udiray Salaadinta Iyo Maamulka Xamar.
  • ” Cadawgeenu Waa Badan Yahay ” Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan Oo ka hadlay Arrinta dhaqanka iyo siyaasadda.
  • Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Hanjabaad U Diray Madaxweynaha Jabuuti Iyo Raysal Wasaaraha Ethiopia.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
More FEATURES