Werwerka Bulshada iyo Crona Vires ! Qalinkii HusseinLucky Mohamed
Gebo Gebo News

March 17th, 2020
Werwerka Bulshada iyo Crona Vires ! Qalinkii HusseinLucky Mohamed

Koonkan dushiisa kama dhacaan wax aan xagga Alle laga soo ogolaani, dhib kastoo timaadaana ma galaafato illaa cid alle u qadaray mooyaane, ruux kastaana ifka way ka tegi doontaa markay ajasheedu idlaato, sidaas darteed, waxaa bulshadeena looga baahan yihiin inay iska yareeyaan Saska iyo cabsida xad dhaafka ah, ee ay qabaan, Allena u noqdaan, dikrigiisa badiyaan, iyagu dhexdooduna is kaalmaystaan, Rabbina gargaar iyo badbaado weydiistaan.

Waxaa laynooga baahan yahay inaynu si kalsooni iyo talo saarasho Alle ku dhisan hawlaheena u wadano, wax khalkhal ahina jnaga muuqan, uguna diyaar garowno maareynta iyo la tacaalida caabuqan si geesinimo iyo Alle Wakiilasho leh, ilaahayna waxaynu weydiisanahnaa inuu inaga samato bixiyo dhibkiisa gebi ahaanba umadda Somaaliyyed iyo tan muslimiinta ahba




Features

  • Abiy Ahmed: Midho Guntiga Kuugu Jira Looma Daadiyo Midho Geed Saaran W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
More FEATURES