Xukumada Somaliland Oo Xidhay Dhamaan Xuduudaheeda + Sababta.
Gebo Gebo News

March 25th, 2020
Xukumada  Somaliland Oo Xidhay Dhamaan Xuduudaheeda + Sababta.

Hargaysa (Gebogebonews)-Xukumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhay dhammaan Xuduudaheeda cabsida Cudurka Corona Virus awgii.

Guddiga ka hortaga Cudurka Coronavirus  Ayaa  shaacisay  in Laga bilaabo maanta rakaabka kasoo dega garoomada diyaaradaha Somaliland lahayn doona muddo 14 cisho oo ay bixin doonan qarashka ku baxaaya .

 

 Waxa kale oo Ay Gudidu sheegen  in Raashinka , Shidaalka iyo Dawooyinka mooye xuduudaha dalku ay xidhan yihiin laga bilaabo maanta ,wax isku gudbayaana aanay Jirin gaar ahaan dalalka Soomaaliya , Itoobiya iyo Jabuuti.

 

 

Guddiga Heer qaran ee ka hortaga cudurka Coronavirus ee Somaliland Waxay Sidoo Kale  Fasax geliyeen shaqaalaha Wasaaraddaha iyo Ha’yaddaha Dawladda marka laga reebo Shaqaalaha Garoomada Diyaaradaha , Dekedaha , Bangigayada iyo qeybo kamida shaqaalaha Wasaaradaha Caafimaadka , Warfaafinta iyo dawladaha hoose  Ee Dalka kuwaasi oo  looga Maarmi Waayey Hawlaha qaranka.

 

 

 

Image may contain: text

No photo description available.

115 Views




Features

  • Madaxweyne Biixi, Shirgudoonka Baarlamaanka Iyo Gudoomiye-yaasha Xisbiyada Oo Fariin Udiray Salaadinta Iyo Maamulka Xamar.
  • ” Cadawgeenu Waa Badan Yahay ” Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan Oo ka hadlay Arrinta dhaqanka iyo siyaasadda.
  • Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Hanjabaad U Diray Madaxweynaha Jabuuti Iyo Raysal Wasaaraha Ethiopia.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
More FEATURES