Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Fasax La geliyey Mudo + Sababta.
Gebo Gebo News

March 26th, 2020
Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Fasax La geliyey Mudo + Sababta.

Hargaysa (Gebogebonews)-Haaya’da shaqaalaha dowlada Somaliland ayaa fasax galisay shaqaalaha dowlada, War qoraal ah oo kasoo baxay gudoomiyaha haaya’ada shaqaalaha dowlada Somaliland Farxan Aadan Haybe ayaa lagu sheegay in fasax la galiyo shaqaalaha aan kaalin mihiim ah ka hayn wasaaraddaha iyo haaya’daha dalka.

 

 

No photo description available.

113 Views




Features

  • Madaxweyne Biixi, Shirgudoonka Baarlamaanka Iyo Gudoomiye-yaasha Xisbiyada Oo Fariin Udiray Salaadinta Iyo Maamulka Xamar.
  • ” Cadawgeenu Waa Badan Yahay ” Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan Oo ka hadlay Arrinta dhaqanka iyo siyaasadda.
  • Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Hanjabaad U Diray Madaxweynaha Jabuuti Iyo Raysal Wasaaraha Ethiopia.
  • “Salaadiintu Ha Ku Eekaadaan Dhaqankooda Hadii Kale Ha U Diyaar Garoobaan ” Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Sheegtay In Qof Xagga Somaliland Ka Tagay Looga Shakiyey Coronavirus.
  • Qof Dhawaan La Kulmay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Laga Helay Coronavirus.
  • 150 Ka Mid Ah QOYSKA Boqortooyada Sacuudiga Oo Laga Helay Cudurka Coronaviorus.
  • Madaxweyne Biixi Oo Mar Labaad Fadhi Aan Caadi Aheyn Ugu Yeedhaya Golaha Wakiilada.
  • Dalka Itoobiya Oo Xaalad Deg Deg Ah La Galiyey + Sababta.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
More FEATURES