Cisbitalka Burco Iyo Maanta wixii ka dhacay Qalinkii Xabiib Cige.
Gebo Gebo News

April 26th, 2020
Cisbitalka Burco Iyo Maanta wixii ka dhacay Qalinkii Xabiib Cige.

Cisbitaalka Burco ayay ka dhacday arin argagax gelisay bukaan jiifka cisbitaalkaasi..
Kadib markii maanta uu ku qarxay mayd dhawr cisho yaalay qolka maydka. Taasoo keentay urta maydkaasi inay Saamayso bukaan jiifka cisbitaalka joogay.

Shaqaalaha qaabilsan qolka maydka ayaan gelin talaagada, iyadoo ehelada maydku ay ku doodayeen inay bixiyeen lacagta Talaagada balse aan la gelin.

Shaqaalaha ayaa la sheegay inay ku ilaaween maydka Talaagada dhinaceeda, halkaas oo loogu yimi markii uu Qarxay.

Kiiskan ayaa cirka isku shareeray walina taagan kaas udhexeeya ehelada maydka iyo maamulka cisbitaalka.

Waxaana laga war sugayaa talaabada ay qaadaan maamulka gobolka Togdheer iyo taliska Booliska oo markii kiiskani dhacay ciidan dheeraada maanta usoo diray cisbitaalka Burco.

Xogtan oo rasmi ah waxan ka helnay cisbitaalka Gudihiisa,




Features

  • Dhexe Ay Isku Codaysay…” Xildhibaannada Gobollada Darafyada Somaliland Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya Inay Is-casilayaa
  • Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Ku Guulleysatay Tartanka Quruxda Haweenka Muslimiinta Ah
  • “Waan Ka Bogsaday Xanuunkii COVID19…″ Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
More FEATURES