Maxaad Kala Socotaa Dumiga Iyo Dhaca Ay Shirkada Heco Ku Hayso Bulshada Burco ?
Gebo Gebo News

May 7th, 2020
Maxaad Kala Socotaa Dumiga Iyo Dhaca Ay Shirkada Heco Ku Hayso Bulshada Burco ?

Dunidu waxay u durkaysaa dedaalada horumarka bulshada iyo derdergelinta nolol daaha ka qaada maalma dhaama maanta halka inagana ay jiraan bulsho danyara oo u dabran dano dad gaar ah ka macaasheen iyo shirkado

 

1:maxaad kala socotaa mashruuca horumarined èe Laga dhaliyo tamarta cadceeda ee somaliland (ESRES PROJECT) energy security renewable energy somaliland) waa deeq uu bixiyey bangiga adduunku taas oo ugu deeqay shacabka somaliland si ay uga soo kabtaan dhaqaale xumada iyo Tamar yarida laydhka ee dalka ka jira deeq lacageed $29.8200 (Sagaal Iyo Labaatan Malyan Sideed Kun Iyo Laba Boqol) ayay ku maalgaliyeen mashruuca qeynbta Somaliland Gaar Ahaan Magaalada Burco .

 

 

 

2: shacabka iyo danyarta magaalada burco ma yihiin kuwo og mashruucan iyo xaqa ay ku leeyihiin ee ay la qariyay oo sanadkii 5aad socdo ? . Shirkada heco oo ka faa,idaysatay mashruuca loona sameeyay iyada oo qaadatay mashruucan 2015 ilaa hadana uu u socdo, qeybta 1aadna qaadatay lacag dhan $693.823 oo u soconayso ilaa sanada 2021 ma tahay shirkada heco mid uga faa,idaysay shacabkeeda ?

 

 

 

 

3: in laydh la siiyo goobaha arimaha bulshada sida cisbitaalada, masaajidada, xaafada barakacayaasha ee magaalada burco sida ali xuseen,samir iyo iimaan, aadan selaban kuwo kale, Ayaa Ku Jira Mashruuca HECO Ka Qaadatay Wrold Bank in laysu La Siiyo ganacsatada yaryar ee soo koraysa, Sidoo Kale 1,114 oo laydhadh lagu xidho magaalada si bilicda iyo amaanka ay ugu qeyb qaataan, in ganacsatada soo koraysa ay helaan adeeg laydh,, qodobaas iyo kuwo kale oo waaweyn ayaa heshiiskan ku cad .

 

 

4: Shaqaale ku dhow 300 qof oo ka tirsan shirkada HECO ayaa waxaa Mushaharkooda bixiya Wrold Bank Heshiiska waxaa ku cad in ladhimo qiimaha laydhka ee bulshada oo 1kwh uu noqdo $0.2-0.3 oo u dhiganta 2500shs somaliland ah hadase in la jabiyaan daaye waabay kusii kordhiyeen dadweynihii siday ay bulshadu cadeynayso. Xogtan Oo Faahfaahsan Ayaan Idinla Wadaagi Doona Waqtiyada Soo Socda.

 

 

Qore Xaaji Jante Mohamed Ahmed.




Features

  • Abiy Ahmed: Midho Guntiga Kuugu Jira Looma Daadiyo Midho Geed Saaran W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
More FEATURES