Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
Gebo Gebo News

May 7th, 2020
Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.

Burco (Gebogebonews)-Hadal Hayntii  Ugu badnayd Todobadkan Ee Ka Taaganayd Baraha Bulshada Ayaa Waxay Ahay Falaqaynta Ay Bulshadu Ku Falanqaynaysay Dhibaatada Ay Shirkada Magalada Burco Laydhka Siisaa Ay Ku Haysay Bulshada Burco, Kadib Markii Bulshada Burco U Adkaysan Weyday Tacadiga Iyo Dhibaatada Ay  Shirkadaasi Ku Haysay Bulshada.
 Gudida Nabadgelyada Gobolka Togdheer Oo Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer Ugu Yeedhay Maanta Masuuliyiinta Ugu Saraysa Shirkadaaasi  Ayaa Usoo Jeediyey Inay Bulshada Unaxariistaan Islamarkaaasina Ay Cabashada Bulshada Ka Soo Yeedhaysay Ay Hoos Ugeen Oo Ay Qiimaha Laydhka Jebiyeen.
Geesta Kale Waxaa  Islamaanta Magalada Burco Laga Dhawaaqay Shirkad Cusub Oo Keeni Doonta Laydh Jaban Magalada Burco Taas Oo Lagu Magacaabo NESCO.
Aasaasaha Shirkadaasi Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Bulshada Usoo Jeediyey Inay Ka Qayb Qaatan Hirgelinta Shirkadaas Taas Oo Uu Furan Yahay shere-keedu Ayaa Sababay Inay Masuuliyinta Shirkada Heco Ee Dhibaatada Ku Hayay Bulshada Ay Ku Dhawaaqan Qiimo Dhimis Madmadaw Ku Jiro Oo Aan Bulshada Loo Cadayn. 
Gebogebonews.com
Gebogebonews@gmail.com
184 Views




Features

  • Somaliland Oo Go’aamo Adag Soo Saartay + Hay’addo Dalka Laga Caydhinayo + Nabadaynta Shaqaaqadii Ka Dhacday Fadhi-gaab Oo War Laga Soo Saaray.
  • Adeeg La’aanta Caafimaad Ee Bulshada Haysata Oo Cudurka Corona Ifka U Soo Saaray Iyo Qaylo Dhaanta Ka Soo Yeedhaysa Gobollada Iyo Degmooyinka Somaliland + Tamar Darrada Xukuumadda Hadda Jirta.
  • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Khilaafka Saciid Deni Iyo Axmed Karaash Ee Puntland, Dadaallo Lagu Xalinayo Khilaafkooda Oo Socda.
  • Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.
  • Danab Ku Laayey Dad Degan Ka Tirsan Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer + Moganaanta Xukumada Somaliland. 
  • ” Waa ka adag yahay imtixaanku sanadkii hore ” Gudoomiyaha Xafiiska Imixaanadka Qaranka Oo Araday Fariin Udiray.
  • Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday.
  • Daawo: “Gobollada Bari Way Dayac Yihiin Dhaqaalihiina Galbeedka ” Boqor Buurmadow.
  • Daawo:Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliye Ku Xigeenki Cidaanka Asluubta Somaliland Marxuum General C/raxmaan Fooxle.
  • Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Halista Ah Ee COVID-19.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
More FEATURES