Jawaab kooban Oo ku socota HECO_Burco?
Gebo Gebo News

May 8th, 2020
Jawaab kooban Oo ku socota HECO_Burco?

Maanta ayey kaga habooneyd balan qaadka barri madaama lagu jiro xaalad adag #COVID19 & Ramadaan.
Ninka maalin adag wax kuu tara ayad wax isku tihiin? Waxa aan usoo jeedin lahaa qiimaha iney ka dhigaan (0.3cents ilaa 0.5cents) sidoo kale Shirkada HECO ma ka hadashey shuruucda adkeyd ee inta badan macmiilka kula dhaqmeysey sida adaa isku qaba dhibta dabka, ee dhinacana ka rarnaa, lagana saxeexayey macbiil baahi wado oo aan waxba qorin waxna akhriyin?????
Cabasho baraha bulshada la soo mariyey, meel kale oo ay kaga haboon tahey garan maayo, mar hadaan lamudaharaadin, baabur, guryo iyo dad waxyeelo ka soo gaadhin, sidoo kale, danta ĺshaqsiga , cabashada gaarka ayaa xafiisyada loo tagaa. Lakin cabashada guud waxa lagu muujiyaa goobaha caamka sida baraha bulshada, Facebook & kheyriyada & wadooyinka.
Shirkadu maaha iney hanjabto sidoo kale eed kula dul dhacdo macamisheda shirkada cabashada salmiga ka dhiibtey baraha bulshada?? Shirkadu maaha iney la tartanto maqaalo yar oo aan oo aan helin maalin galin dawladeed ama maal gaalin caalamiya sida #World_Bank mashaaricda mid ka mida waxa ku dhawaa 1millon Us Doollar, sida halka hose idinka muuqata, shirkada #HECO, waa iney is barbar dhigtaa kuwa sideeda #Sollar_System ku heley magaca bulshada sidoo kale gabiley leydhkedu yahey 0.5cents?? Shirkadu HECO ma inala wadaagtey hantida ay ku heshey magaca bulshada danyarta reer burco, waayo waxa maqlayey dhawr masaajid ayaan leydh ka bixinaa?
Arinta hospitalka Burco 6sano ee la soo dhaafey aad baan xogagaal ugu ahaa lakin waxba fidmo abuuri maayo, waa iska dhaafi lkn waxa aad isoo weydiisaan markii ugu danbeyey idinka $120kun dollar deyna ku leh baan ogaayee ma waxbaa iska badeley? Ma ka dhaafteen hadaad carab baabteen??? Waxa aan soo jeedin lahaa wixii hada ka danbeeya shirkada hoos loola hadlo, gudi dhalin yara is xilqaanto lana kulmaan masuuliyinta shirkada.
Somali Activist Nouman M Muse

 

69 Views




Features

  • Somaliland Oo Go’aamo Adag Soo Saartay + Hay’addo Dalka Laga Caydhinayo + Nabadaynta Shaqaaqadii Ka Dhacday Fadhi-gaab Oo War Laga Soo Saaray.
  • Adeeg La’aanta Caafimaad Ee Bulshada Haysata Oo Cudurka Corona Ifka U Soo Saaray Iyo Qaylo Dhaanta Ka Soo Yeedhaysa Gobollada Iyo Degmooyinka Somaliland + Tamar Darrada Xukuumadda Hadda Jirta.
  • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Khilaafka Saciid Deni Iyo Axmed Karaash Ee Puntland, Dadaallo Lagu Xalinayo Khilaafkooda Oo Socda.
  • Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.
  • Danab Ku Laayey Dad Degan Ka Tirsan Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer + Moganaanta Xukumada Somaliland. 
  • ” Waa ka adag yahay imtixaanku sanadkii hore ” Gudoomiyaha Xafiiska Imixaanadka Qaranka Oo Araday Fariin Udiray.
  • Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday.
  • Daawo: “Gobollada Bari Way Dayac Yihiin Dhaqaalihiina Galbeedka ” Boqor Buurmadow.
  • Daawo:Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliye Ku Xigeenki Cidaanka Asluubta Somaliland Marxuum General C/raxmaan Fooxle.
  • Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Halista Ah Ee COVID-19.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
More FEATURES