Qiso Xanuun Badan Shikada Heco Ka Dhacay Mid Kamida Macaamisheda Qalinkii C/waasac Khuum .
Gebo Gebo News

May 8th, 2020
Qiso Xanuun Badan Shikada Heco Ka Dhacay Mid Kamida Macaamisheda Qalinkii C/waasac Khuum .

Qisadii iigu Xanuunka badnayd waxay igaga dhacaday Shirkada laydhka heco 2017kii bishii 10 naad ayaa waxa jirtay inan walaashay ah oo macaan Qabtay Waxay ku shaqayn jirtay
Irbada macaanka Taasoo talaagada Loo galin jiaray .

Maalin maalmaha kamida ayaa waxaa dhacday inay xaafada lacag yar ku yeeshaan . Kadib waxaa dhacday in naloo soo jaro

warqadii laydh jarista , waxaanu ku nidhi waar walaal intaa bisha kahadhay nasuga waanu soo bixinaynaaye . Oo noosoo daaya laydhka dabadeed way diideen iyagoo nagu jeesjeesaya oo leh ilaa lacagta aad bixisaan laydiin soo dayn maayo,

waxaanu ku nidhi waar walaalayaal inan macaan qabtaa noo joogta oo kama maaranee laydhka noosoo daaya

15sanoo ayaanu macaamiil idinla ahayne . Waxaynoogu jawaabeen nidaamkii hore waa labedelay oo qofkii 10 Dolar lagu yeesho waa laga jarayaa . arinkii markuu halkaa marayey

ayaanu irbadii inanta xaafad noo dhaw ugaynay habeenkii . Maalintii danbe ayaa inantii macaankii ku kacay irbadiina waa bilaa baraf sidii baabu isaga daynay habeenkii bay kasoo

dartay ilaa markii danbe sakaraad gaadhay oo djakhtarka loola caray ugu danbeyna 10 casho kadib way geeriyootay. . . .
Abaal iyo ajrtoona maleh Dad Diirnaxayana maaha .

 

Qalinkii C/waasac Khuum .

63 Views




Features

  • Somaliland Oo Go’aamo Adag Soo Saartay + Hay’addo Dalka Laga Caydhinayo + Nabadaynta Shaqaaqadii Ka Dhacday Fadhi-gaab Oo War Laga Soo Saaray.
  • Adeeg La’aanta Caafimaad Ee Bulshada Haysata Oo Cudurka Corona Ifka U Soo Saaray Iyo Qaylo Dhaanta Ka Soo Yeedhaysa Gobollada Iyo Degmooyinka Somaliland + Tamar Darrada Xukuumadda Hadda Jirta.
  • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Khilaafka Saciid Deni Iyo Axmed Karaash Ee Puntland, Dadaallo Lagu Xalinayo Khilaafkooda Oo Socda.
  • Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.
  • Danab Ku Laayey Dad Degan Ka Tirsan Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer + Moganaanta Xukumada Somaliland. 
  • ” Waa ka adag yahay imtixaanku sanadkii hore ” Gudoomiyaha Xafiiska Imixaanadka Qaranka Oo Araday Fariin Udiray.
  • Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday.
  • Daawo: “Gobollada Bari Way Dayac Yihiin Dhaqaalihiina Galbeedka ” Boqor Buurmadow.
  • Daawo:Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliye Ku Xigeenki Cidaanka Asluubta Somaliland Marxuum General C/raxmaan Fooxle.
  • Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Halista Ah Ee COVID-19.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
More FEATURES