Cilad Soo Food Saartay Mashiinkii Lagu Baadhayey Caabuqa COVID 19 Ee Somaliland.
Gebo Gebo News

May 22nd, 2020
Cilad Soo Food Saartay Mashiinkii Lagu Baadhayey Caabuqa COVID 19 Ee Somaliland.

Hargeysa(Gebogebonews)-Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxa guud ahaan shaqadii joojiyey mashiinka lagu baadhayey dadka looga shakiyey caabuqa Covid 19.

 

 

Masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka iyo guddiga ka hortaga xanuunka Karoona Feerays ayaan faahfaahin ka bixinta shaqo joojinta mashiinkan.

 

 

 

Saraakiil ka mida kuwa gacanta ku haya baadhitaanka iyo ku shaqaynta mashiinkan oo aanu la xidhiidhnay ayaa noo sheegay in ugu yaraan laba maalmood aan la samayn wax baadhitaan ah. Iyada oo maanta guddiga sheegtay in aanay jirin cid laga helay caabuqa Covid19.

 

 

 

Qalabka mashiinka ka xumaaday ayaa loo doonay wadanka Kenya, sida ay nala wadaageen shaqaalaha caafimaad ee arrinta ku hawlan. Lama oga inta ayaamood ee uu qaadan doonto dib u kicinta mashiinkan.

 

101 Views




Features

  • Somaliland Oo Go’aamo Adag Soo Saartay + Hay’addo Dalka Laga Caydhinayo + Nabadaynta Shaqaaqadii Ka Dhacday Fadhi-gaab Oo War Laga Soo Saaray.
  • Adeeg La’aanta Caafimaad Ee Bulshada Haysata Oo Cudurka Corona Ifka U Soo Saaray Iyo Qaylo Dhaanta Ka Soo Yeedhaysa Gobollada Iyo Degmooyinka Somaliland + Tamar Darrada Xukuumadda Hadda Jirta.
  • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Khilaafka Saciid Deni Iyo Axmed Karaash Ee Puntland, Dadaallo Lagu Xalinayo Khilaafkooda Oo Socda.
  • Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.
  • Danab Ku Laayey Dad Degan Ka Tirsan Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer + Moganaanta Xukumada Somaliland. 
  • ” Waa ka adag yahay imtixaanku sanadkii hore ” Gudoomiyaha Xafiiska Imixaanadka Qaranka Oo Araday Fariin Udiray.
  • Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday.
  • Daawo: “Gobollada Bari Way Dayac Yihiin Dhaqaalihiina Galbeedka ” Boqor Buurmadow.
  • Daawo:Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliye Ku Xigeenki Cidaanka Asluubta Somaliland Marxuum General C/raxmaan Fooxle.
  • Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Halista Ah Ee COVID-19.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
More FEATURES