Burco Maxay Badaw Miidhan Soo Saartay Qalinkii Maxamed Saleeban Raxaab
Gebo Gebo News

June 20th, 2020
Burco Maxay Badaw Miidhan Soo Saartay Qalinkii Maxamed Saleeban Raxaab

Burco Maxay Badaw Miidhan Soo Saartay Oo Badawnimadii Kula Soo Noqday , Qaar Kaloo Aan Burcaba Arag Oo Ooda Raacinayana Waan Arkayay Ilayn Iyyaga Burao Waxba kama Geline !!

 

 

Burao Alshabaab Baa Haysata , Burco Argagixisaa Haysata ,Burco Dawladi kama Jirto , Burco Way Afduuban Tahay ,
Burco, Burco Burco, Waxaa Soo Dhami Waa Edeb Darro Iyo Nacasnimo !!

 

 

 

Qofku Koox Uu Diidi Karaa Ama Qofku Qofkale Uu Diidi Karaa Marka Waxa Haboon Qof Inuu Wixii Uu Diidan Yahay Ama Khalad u Arko uun Uu Ka Hadlo Lakiin Inuu Magaaladda Afxumo Iyo Edeb Darro la Soo Doonta Maaha !!

 

 

Burco Annaga Joogna Oo Ku Nool Jecelna Inaanu ku Noolaano Maamul Aan kaa Dawladda Somaliland Ahayn Kuma Ogin Wixii Diinta Iyo Dhaqanka Ka Hor Imanayana Burao Weligeed ba Ma Aqbalin Imminkana Aqbalimayso 💪

 

 

Sidoo Kale In Cid Lagu Gafo Oo Shaadh Diimeed Ama Si Kale Loogu Gefana Ma Ogolin Marka Waxaa Iga Talaa Waxaad Diidan Tahay Iyo Waxaad Tageersan Tahay Uun ka Hadal Lakiin Burco Aynu Sharafteeeda Iyo Sumcadeeda Wada Ilaashano 

 

 

Way Dhici Kartaa In Dhacdooyin Xun Xun Iyo Kuwa Wanaagsan ba Ay Ka Dhacaan Sida Magaalooyinka kale Ay Uga Dhacaan Lkn Waxaad Mooda Sidaan Meelaha Kale Loo Tilmaamayn In Burao loo Tilmaamayo Oo Wixii Ka Dhaca Loo Buunbuuninayo !!

 

 

Libaax Nin Aan Aqoon baa Lax Ka Ritaan Maqli Jiray , Imminka Burco Nimaan Aqoon U Lahayn baa Wax Ka Sheega , Burco Waa Magaaladii Raga Iyo Dumarka Waa Magaaladii Halgan ka Waa Magaalo Tariikh Facwayn leh Oo Rag Badan Iyo Hablo Badan oo Qiimo leh Soo Saartay !!




Features

  • Xukumada Somaliland Oo Dawladaha Hoose Ee Dalka ka joojisay Bixinta Dhulka Danta Guud Iyo Qorsheynta Dhulka Iyo Beeraha.
  • UK, Denmark Iyo Netherland Oo Somaliland La Saxeexday Heshiis.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES