Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Imtixaanka Shahaadiga Ay Maanta U Fadhiisteen 11 Kun Oo Arday.
Gebo Gebo News

June 27th, 2020
Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Imtixaanka Shahaadiga Ay Maanta U Fadhiisteen 11 Kun Oo Arday.

Hargeysa(Gebogebonews)-Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilaamay degaanada Somaliland sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada tacsliilnta sare ee Somaliland.

 

 

Wasaaradda Waxbarashada ayaa sheegtay in maanta Ardayda Dugsiyadda Sare ay u fadhiisan doonaan dhammaan maadooyinka, sababo la xidhiidha Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kiisas badan laga helay halkaas.

Tiro ku dhaw 11,000 kun oo arday ayaa saaka u fadhiistay imtixaanaadka dugsiyada sare ee Somaliland, kuwaasi oo dhameeystay waxbarashada heerka dugsiga sare, iyadoona Imtixaanka maanta lasoo gaba-gabeyn doono.

Somaliland ayaa tilmaamtay in Laba boqol oo goobood uu si rasmiya imtixaanku uga furmay Gobolada Somaliland, waxaana qaar kamid ah Macalimiinta ay sheegeen inay wadaan dadaal kasta oo lagu xakameyn karo faafida Cudurka.

Deegaanada Somaliland ayaa waxaa si weyn u sameeyay Cudurka COVID-19 oo dad badan oo kunool uu ku dhacay, isla markaana dadka qaarkood ay Cudurka u geeriyoodeen.

 

 

 




Features

  • Xukumada Somaliland Oo Dawladaha Hoose Ee Dalka ka joojisay Bixinta Dhulka Danta Guud Iyo Qorsheynta Dhulka Iyo Beeraha.
  • UK, Denmark Iyo Netherland Oo Somaliland La Saxeexday Heshiis.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES