In Ka Badan 150 Qof Oo Ku Dhintay Rabshadihii Ka Dhashay Dilka Fanaankii Caanka Ahaa Haacaaluu Hundeessaa
Gebo Gebo News

July 5th, 2020
In Ka Badan 150 Qof Oo Ku Dhintay Rabshadihii Ka Dhashay Dilka Fanaankii Caanka Ahaa Haacaaluu Hundeessaa

Addis Ababa(Gebogebonrews)-Ugu yaraan 166 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen Rabshadihii dhawaan ka dhacay dalka Ethiopia, kuwaas oo ka dhashay Dilka fanaankii ka soo jeeday Qoomiyada ugu badan wadanka Ethiopia ee Haacaaluu Hundeessaa.

sidaas waxa shalay oo sabti ahayd sheegay ciidamada Booliska ee wadanka Ethiopia, kuwaas oo ka warbixinayay khasaarihii dhacay.

“Kadib DhimashadiiHaacaaluu, 145 qof oo rayid ah iyo 11 ciidamada amaanka ah ayaa naftooda ku waayey qalalaasaha ka jira gobolka,” ayuu yidhi Girma Gelam, kuxigeenka taliyaha booliska ee gobolka oromia, kaas oo u waramayay Fana Broadcasting Corporate oo ka tirsan gobolka.

waxa uu intaasi u ku daray Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Booliska ee Deegaanka Oromia dad gaadhaya 167 qof oo kale ay ka soo gaadheen dhaawacyo rabshadahaasi, iyada oo ay ciidamaduna gacanta ku dhigeen in ka badan 1,084 oo loo aanaynayo in ay ahaayeen maskaxdii ka dambaysay dibadbaxyadda.

Girma ayaa xusay in ay hadda guud ahaanba joogsadeen dibadbaxyadii ka dhashay dilka fanaanku.

Magaaladda Addis ababa ayaa sida uu ku waramayo Wargeyska The Gaurdian la rumaysan yahay in ay sidoo kale toban qof oo kale kudhinteen.




Features

  • Koomishanka Doorashooyinka Oo Cayimay Xiliga Ay Qabanayaan Doroshoyinka Deeganka Iyo Wakiilada.
  • Fayrus Cusub Oo U Faafa Sida Coronavirus Oo Laga Helay Dalka Shiinaha.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES