7 Qof Oo Soomaali Ah Oo Hal Kursi Ku Tartamaya Magalada Minneapolis Ee Dalka Maraykanka.
Gebo Gebo News

July 9th, 2020
7 Qof Oo Soomaali Ah Oo Hal Kursi Ku Tartamaya Magalada Minneapolis Ee Dalka Maraykanka.

Minneapolis(Gebogebonews)- 11 musharrax oo 7 ka mid ah ay Soomaali yihiin ayaa isku diyaarinya doorasho gaar ah oo ay ugu tartamayaan kursi golaha deeggaanka Minneapolis ka tirsan oo hore uu isaga casilay Cabdi Warsame oo imika hoggaamin doona hay’adda guryaha dadweynaha ee Minneapolis.

 

Dadka degan Minneapolis qaarkood ayaa werwer ka muujiyay in musharrixiintan badan ee Soomaalidu ay keeni karto in kursigaasi laga dhex bixiyo oo uu gacanta Soomaalida ka baxo.

 

Sababta loogu maleynayo in kursiga Soomaalida ay weyn karto ayaa ah ayada oo ay suurta-gal tahay in codadka dadka Soomaalida ee magaalada degan ay u kala qeybsamaan toddobada musharax, halkaasna qof kale oo aan Soomaali ahayn uu kursiga ka qaato.




Features

  • Koomishanka Doorashooyinka Oo Cayimay Xiliga Ay Qabanayaan Doroshoyinka Deeganka Iyo Wakiilada.
  • Fayrus Cusub Oo U Faafa Sida Coronavirus Oo Laga Helay Dalka Shiinaha.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES