Masar Oo Ruushka Ka Iibsatay Diyaarado Dagaal Oo Gaadhi Kara biyo Xidheenka Itoobiya
Gebo Gebo News

July 29th, 2020
Masar Oo Ruushka Ka Iibsatay Diyaarado Dagaal Oo Gaadhi Kara biyo Xidheenka Itoobiya

Macluumaadka warbaahineed ee sheegaya in Ruushku guddoonsiinayaan Dawladda Masar raxan ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee casriga ah ee Sukhoy 35, maraykanka oo cadho ka muujiyey heshiiskaa kuna hanjabay inay Masar cunoabatayn saari doonaan, maxaase ku kalliifay Masar inay iibsato diyaaradahaasi, heerkee bayse gaadhsiisan tahay tayada diyaaradaha noocan ahi macluumaad kale ayaa raaci doona ku soo dhowaada barnaamijka Mareego warbaahineed oo laga leeyahay dalka ruushka ayaa baahiyey muuqaalo video ah oo ah diyaaradaha Sukhoy 35 oo lagu hayo tijaabooyin shaqogelineed si loogu wareejiyo milaterig Masar, kana mid ahaa heshiis ay labadaa waddan ruushka iyo Masar wada galeen labo sannadood ka hor, qqiimihiisuna ku kacayey 2 Bilion oo doolarka Maraykanka ah inkastoo aanay illaa hadda oo ah xilliga barnaamijkan la samaynayey aanay Dawladda ruushku si rasmi ah ugu dhawaaqin guddoonsiinta masar e diyaaradahaasi, hadana waxaa qorshahaa si weyn uga qayliyey dalka maraykanka oo sheegay in dhaangelinta heshiis dhanka iibka hubka ah oo Masar iyo Ruushka dhexmaraa uu ku keeni karo dawladda Masar Cunoqabatayno ay maraykanku ku soo rogaan iyo in ay weydo heshiisyadii ay mustaqbalka la geli lahayd washington.

 

 

 

Husein Kurdi




Features

  • Koomishanka Doorashooyinka Oo Cayimay Xiliga Ay Qabanayaan Doroshoyinka Deeganka Iyo Wakiilada.
  • Fayrus Cusub Oo U Faafa Sida Coronavirus Oo Laga Helay Dalka Shiinaha.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES