Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Mamnuucay Lacago Laga Qaado Ardayda
Gebo Gebo News

August 1st, 2020
Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Mamnuucay Lacago Laga Qaado Ardayda

Hargeysa(Gebogebonews)-Wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska ee Somaliland ayaa soo saartay tallaabooyin iyo shuruuc lagu mamnuucayo lacago sharci darro ah oo ay dugsiyadda waxbarashadu ardayda ka qaadaan.

 

Lacagahan ay wasaaradda waxbarashadu ka mamnuucday dugsiyadda waxaa ka mid ah in aan ardayga lacag laga qaadi Karin haddii uu ka bedelanayo dusgiga uu dhigto iyo sidoo kale lacagta diiwaangelinta ee la qaado marka arday cusub la qorayo.

 

Go’aamadda kale ee ay wasaaradu soo soortay waxaa ka mida in la joojiyay in tiradda ardayda fasalka wax ku baranaysa aanay ka baan Karin 45 arday iyo in macalimiintu ay casharadda waraaqo ku soo qoraan kadibna ardayda lagu khasbo in ay soo rogtan.

 

Sida uu sheegay wasiirka wasaaradda waxbarashadda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), oo maanta hadal ka jeediyay kulanka todobaad laha ah ee macalimiinta dugsiyadda iyo masuuliyiinta wasaaradda waxbarashadda.

 

Daawo: Wasiir Toorno Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

 




Features

  • Koomishanka Doorashooyinka Oo Cayimay Xiliga Ay Qabanayaan Doroshoyinka Deeganka Iyo Wakiilada.
  • Fayrus Cusub Oo U Faafa Sida Coronavirus Oo Laga Helay Dalka Shiinaha.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES