Shiinaha Oo Ka Cadhooday Wefti Maraykan Ah Oo Socdaal Ku Tagay Taiwan.
Gebo Gebo News

August 10th, 2020
Shiinaha Oo Ka Cadhooday Wefti Maraykan Ah Oo Socdaal Ku Tagay Taiwan.

Taiwan(Gebogebonews)-Xoghayaha Caafimaadka iyo Adeegyada Aadamaha ee dalka Maraykanka Alex Azar ayaa socdaal ku tagay Taiwan Axadii maanta, isagoo hogaaminaya wefdi Maraykan ah oo booqasho seddex maalmood ah ku joogi doona halkaas, iyagoo la kulmi doona MadaxweyneTsai Ing-wen.

Socdaalkan oo noqonaya kii ugu heerka sarreeyay ee sarkaal Maraykan ahi ku tago halkaa tan iyo markii uu burburay xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeyay Washington iyo Taipei 1979.

Waxaanay booqashadani timid iyadoo xidhiidhka u dhexeeya Maraykanka iyo Shiinaha uu hoos ugu dhacay halkii ugu hoosaysay taariikhda.

Shiinaha ayaa diidan xidhiidhka rasmiga ah ee u dhexeeya Maraykanka iyo Taiwan, oo ay ku sheegato inay tahay dhulkeeda oo ka mid ah Shiinaha, halka madaxweynaha Taiwan uu si adag ugu ololeeyay aqoonsiga Taiwan inay tahay qaran madaxbanaan.




Features

  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES