Baarlamaanka Lubnaan Oo Ansixiyey Xaalad Deg-deg Ah Oo Dalkaa La Geliyey.
Gebo Gebo News

August 14th, 2020
Baarlamaanka Lubnaan Oo Ansixiyey Xaalad Deg-deg Ah Oo Dalkaa La Geliyey.

Baarlamaanka Dalka Lubnaan ayaa meel-mariyey ama ansixiyey Xaaladda deg-deg ah oo lagu soo rogay Dalkaasi, taasi oo ay Maamulayaan Ciidammadu, waxayna xaaladda deg-degga ahi ka dambaysay Qaraxa weyn oo ka dhacay Caasimadda Bayrtuud Salaasadii hore.

 

 

Ansixinta Baarlamaanka ee Xaaladda Deg-degga ah ayaa awood Sharci siinaysa Ciidammada Maamulaya Xaaladda deg-degga ah.

Golaha Wasiirrada ee Dawladda Lubnaan ayaa 5-tii August, 2020 Dalkaasi ku soo rogay Xaalad deg-deg ah, taasi oo ah Maalin ka dib Qarax sababay Dhimashada 200 Qof iyo dhaawaca Dad tiradoodu ku dhowdahay 6000.

Baarlamaanka Lubnaan ayaa Khamiista Maanta Cod u qaaday Xaaladda deg-degga ah oo socotay muddo 8 Maalmood ah, marka laga soo bilaabo 5-tii August ee la soo rogay, waxayna sharciyeeyeen Xaaladda deg-degga ah, maaddaama oo Duruufaha xilligan ka jira Lubnaan khasabtay, inkasta oo hadhow qaadiddeeduna Cod u baahan doonto.

Qaraxa Bayruut ka dhacay ayaa waxyeelo ka soo gaadhay dhismayaal Tiradoodu gaadhayso 70.000 kun.

Qaraxa ka dhacay Dekedda Bayruut ayaan si dhab ah loo ogayn waxa sababay, laakiin Masuuliyiinta Dalkaasi ayaa sheegay inay sababay 2,750 tan oo ah Kimikada loo yaqaano Amuuniyam Naytarayt.




Features

  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES