Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Ku Guulleysatay Tartanka Quruxda Haweenka Muslimiinta Ah
Gebo Gebo News

September 29th, 2020
Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Ku Guulleysatay Tartanka Quruxda Haweenka Muslimiinta Ah

Sahra Abuukar oo ah gabadh reer Somaliland ah oo qaxooti ku ah dalka Mareykanka ayaa ku guulleysatay tartanka quruxda hablaha Muslimiinta ah ee Mareykanka.

Waxay sheegtay inay dooneyso inay tusaale u noqoto haweenka Muslimiinta ah.

Sahra waaxa ay naqshadeysaa dharka, ayada ayaana tolata inta badan dharkeeda. “Marka aad maqasho cabaayad, waxa ugu horreeya ee kugu soo dhacaya waa maro madow. Waan jeclahay madowga, waa kaladh dookheyga ah. Balse marka ay cabaayad noqoto, waxaan jeclahay kaladhada muuqda.” Ayay tidhi.

Gabadhan oo 23 jir ah ayaa ku nooleyd Turkiga muddo toddoba sanno ah ka hor inta ayna u wareegin Mareykanka, sannadkii 2014.

Tartankan oo sanadkii afaraad la qabanayo ayaa waxaa sannadkan ku tartamay 15 hablood oo da`doodu u dhaxeyso 15 ilaa 30.




Features

  • Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Soo Dhaweyn Ballaadhan Loogu Sameeyey gobolka Daad-madheedh iyo Deegaanno ku Teedsan
  • Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelyo Goobo Waxbasho Oo Laga Dhisaayo Gobolada Dalka.
  • Daawo:Wasiirka Waxbashada Somaliland Oo Hanjabaad Udiray Dad U sheegay Inay Sifo Qaldan Lacago Uga Urursadan Dhalinyarada.
  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
More FEATURES