October 2nd, 2020
Damaca Madaxweyne Biixi Danta Maxamed Kaahin Iyo Dareenka Maxamuud Xaashi
Damaca Madaxweyne Biixi Oo Dan U Ah isku Toocsiga Kaahin iyo Xaashi iyo isutanaasulka Saajin Iyo Saylici Oo Wadiiqo Ufuri Kara Guuxa Iyo Loolanka Kulmiyaha Kala irdhoobay
Damaca Iyo Doonista Labaysatay Ee Madaxweyne Biixi Waxay Meesha Ka Saartay Hadafkii Iyo Hankii Mujaahid Maxamed Kaahin Oo Mudan in Loo Mushxarado Maalintiisa
Tanaasulka Saajin iyo Saylici Wuxuu Jiho Cusub Ufuri Karaa Dareenka Damaca iyo Doonista Leh Ee Maxamuud Xaashi Oo Ay Dabar Ku Noqotay Ku Garaacista Ashkaas La Ardaa Ahi
Gar’adag Oo Ah Xuduntii Siilaanyo Iyo Saleebaan Kala Saartay Goobtii Labayn Lahayd Waxay Xujo Ku Noqonaysaa Damaca Biixi Oo Hirgalkiisa Ay Tilmaan Utahay isku Garaaca Siyaasiyiinta Bariga Burco
Qalinkii Mohamed Ali Bakeeri