October 21st, 2020
Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Dhismayaal Dugsiyo iyo Laba (2) Lap oo loo dhisayo Dawladda,
Faah-faahinta dhismaha Dugsiyada, Labada (2) Lap iyo Goobaha laga dhisayo waa sidan hoos ku qoran.